|

DAAWO: Axmed Karaash oo Boosaaso gaadhay shacabka iyo ciidamada PSF oo siwayn usoo dhoweeyay

Boosaaso ( Kalshaale ) Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka bari waxaa maanta siwayn loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash, waxaana soo dhowayntiisa siwayn uga dhex muuqda ciidamada PFS.

Safar shaqo ayaan maanta kusoo gaadhay Magaalaada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Waan u mahadcelinayaa goleyaasha dowladda, Maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, Nabadoonada, Ganacsatada, Ururada Haweenka, dhalinyarada, Ciidamada qayba-hooda kala duwan, bahda Warbaahinta iyo dhammaan bulshada gobolka ee cad-ceeda u taagnaa soo dhoweyntayda.

Sharaf bay ii tahay inaan maanto imaado magaalada boosaaso oo ah Ishii dhaqalaheena.” Ayuu yidhi karaash.

Axmed karaash oo maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf soo kala dhex galay madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ayaa horay safar ugu tagay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Qardho.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=55716

Posted by on Apr 29 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “DAAWO: Axmed Karaash oo Boosaaso gaadhay shacabka iyo ciidamada PSF oo siwayn usoo dhoweeyay”

  1. Waa asaga ku meeraysan 2da degmo iyo Xaafadda Suusacley ee Majeerten
    Goormuu tagidoono Degmadii Laascaanood.

    Daaroodku WADA jecelaa inay ka LUF LUFTAAN DHARI NINKALE

    – They are not creative

    • Majeerteenku Daarood maaha miyaa? Tan kale Bosaso waa magaalo Harti! Hadii la aado Xamar waa caasimad Irir, hadii la aado Boosaasana ma dhibsaday Dabshid!! Wala waashay walaahi.

  2. Presiden ahmed karaash kusoo dhawoow boosaaso deeqa aka bandarqaasim.baladu amiin.
    Hooyada somalia magaalada soomaali dhan ubaxsatay from 1991 ilaa imikadaan qaran jabkii

    Dabshid NN and himilo qaran
    Aliens baanu noqonay nagu soo biir buugu waa kuu furanayahay.

  3. Leopon
    Kkkk

    URURKA CBB waxaa la ogaadey
    inay yihiin AF-KUMAAL
    maxaa yeelay waa nimanka
    ISKA SOO JAREY
    Abdi Xashi- waa dhankeena
    Aadan Madoobe – waa dhankeena
    Sacdiyo Firinbi- waa dhankeena
    Shiikh Shariif- waa godfather keena
    Kheyre waa wadaagen hore

    Markii looga guuleystay meelkasto

  4. Dabshid
    Kkkkkkk guushu khasab maahan nina lamadhalan guusha iyo guuladaradu
    Siyaasadaana sidaas ah.
    Anigu guushanada wayn BIG WIN. Waxaan sugaynaa
    Maalinta aad ogolaataan in shacsbku codeeyaan one man one vote
    Ilaa iminkaba idinkaa diiday oo isbahaydtay oo u arkay in laydinka gulaysanayo
    Waayo maamamadu joogta hawd iyo oodwayne iyo maamada joogta badhaadhe iyo buurgaabo waxay ka midaysan yihiin taageerada N &N.
    NB
    Waxaan jeclaan lahaa inlaga gudbo qabyaalada oo xisbyo iyo isbahaysi dalku yeesho.

  5. Prank lol
    Waxan ka baqayaa on maalin dhaw Deni oo ordayaa yimaado oo Karaash yidhaahdo,pranks ayuu ahaa.Kkkk .

    Dalmida

Leave a Reply to Ahmed

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented