Muuqaal: Ma lagu Qanci karaa Garsoorka Dowladda Xasan Sheekh, Maxaa dhacay ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Muuqaal: Ma lagu Qanci karaa Garsoorka Dowladda Xasan Sheekh Maxaase dhacay ?
Muqdisho ( Kalshaale ) Muuqaal: Ma lagu Qanci karaa Garsoorka Dowladda Xasan Sheekh Maxaase dhacay ?
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaa lagu qiimeynaya xukuumadda Ra’iisul wasaare Xamse Iyo arin cajiib ah (Daawo)
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaad ka taqaan xildhibaannada taagan jiida hore ee dagaalka lagu bixinaayo Al Shabaab? (Daawo)
Hargeisa ( Kalshaale ) Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso badan iyo Cali Xaraare
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Xasans Sheikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar. Waxaan kulan la qaatay taliyeyaasha Xoogga iyo Booliska Soomaaliyeed. Waxaan ka dhageystay warbixinta guud ee amniga dalka iyo qorshayaasha hortebinta leh xilliga kala guurka. […]
Boosaaso ( Kalshaale ) Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay rasaas uu dad shacab ah ku furay Askari katirsan Booliiska gobolk Bari. Inta la xaqiijiyay hal qof oo dhallinyaro ah ayaa ku geeriyooday rasaasta uu furay Askariga mid kalena waa uu ku dhaawacmay aga-gaarka Aarkada Gaaca ee magaalada Boosaaso. Taliska Booliiska gobolka Bari […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Diinta ee Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii difaacay amar muran dhaliyey oo lagu xaddiday mugga dhawaqa sameecadaha Masaajidada, isaga oo sheegay inuu ka dhashay cabasho ka timid shacabka. Wasaaradad Arrimaha Diinta ayaa siyaasad culus oo ay qadaatay toddobaadkii tegay waxay ku amartay in sameecadaha laga maqlayo aadaanka aan laga dheereyn […]
Jabuuti ( Kalshaale ) Jilayaasha Reer Jabuuti iyo Muuqaalka Cusub oo Qosol badan
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shir gaar ah oo u dhexeeya madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, kaas oo ka socda Teendhada Afisyooni. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa dibad-joog ka ah warbaahinta, iyada oo ay soo qaban-qaabisay beesha caalamka, […]
Muqdisho ( Kalshaale ) War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ayaa lagu sheegay in muddadii u dhaxaysay bilihii October ilaa December 2020-ka ay 37 markab oo wata calanka Masar lagu arkay iyagoo si sharci darro ah uga kalluumaysanaya xeebaha Soomaaliya. Muuqaallo ay soo duubeen ciidamada badda ee Midowga Yurub ayaa muujinaya […]