Home » July 31st, 2022 Entries posted on “July, 2022”

Muuqaal: Xasan Sheikh iyo Xamse oo markale waqtigu dul-taagan yahay, Xukuumad aan dhalan oo cod loo raadinayo

Muqdisho ( kalshaale ) Xasan Sheikh iyo Xamse oo markale waqtigu dul-taagan yahay, Xukuumad aan dhalan oo cod loo raadinayo

July 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Itoobiya oo guulo cusub ka sheegatay dagaalkii ay la gashay Alshabaab

Jigjiga ( Kalshaale ) Warbaahinta madaxa banaan ee Itoobiya oo la xidhiidhay hoggaaminta amniga ee Itoobiya ayaa sheegtay in duqaymo saddex cisho socday oo lagu beegsanayay Alshabaab lagu dilay 15 kamid ah madaxda Alshabaab.[Madax ciiddan] Waxay kaloy sheegen in xubnahan la dilay ay ku jiraan Inginer Maraykanka ah iyo waliba shaqsi kale oo haysta dhalashada […]

July 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Xasan sheikh oo Tababar usoo Xidhay Ciidamo ka tirsan Xooga dalka oo Turkigu tababaray (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda […]

July 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

XOG HORDHAC AH: Golaha wasiirada Somalia Iyo beelaha ay kasoo jeedaan !

Muqdisho ( Kalshaale )   Raysal wasaaraha Soomaaliya   Xamse Cabdi Barre ayaa laga sugayaa Golaha wasiirada, waxaana banaanba usoo baxday SAADAADHA HORDHACA AH EE GOLAHA WASIIRADDA Balse  wey isbedeli karaan magacyada iyo wasaaraddaha loo magacaabi doono. KURAASTA BEELAHA HAWIYE. 1- Ahmed Macalin Fiqi- Wasiirka arrimaha gudaha 2- Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar- Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka 3- Xildhibaan […]

July 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Mustafe Cagjar oo xog cusub ka bixiyey dagaalkii iyo guush ay gaadheen Liyuu Boliska

Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowlad deegaanka, Mustafe Muxumed Cagjar oo warbixin siinayey baarlamaanka deegaanka ayaa xog cusub ka bixiyey dagaalkii ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ee u dhexeeyey Liyuu Boolis iyo Alshabaab. Cagjar oo su’aallo uga jawaabay xildhibaannada baarlamaanka ee dowlad deegaanka ayaa shaaca ka qaaday in dagaalladaas ay khasaare ku gaarsiiyeen kooxda […]

July 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maxaad ka ogtahay Heshiiska ay gaadheen Galmudug iyo Dawlad deegaanka Soomaalida

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Maamul Goboleedka Galmudug iyo Dowlad degaanka Soomaalida ayaa kala saxiiday heshiis ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo dhawaanahaan waday duulaan ka dhan ah xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya,. Heshiiskaan oo ay kala saxiixdeen Mas’uuliyiinta dhinaca ammaanka ee labada dhinac ayaa ujeedkiisa ugu weyn yahay xoojinta iskaashiga dhanka nabadgelyada xadka xilliDowlad Deegaanka Beddel […]

July 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DF Soomaaliya oo markale lagu qasbay in ay raaligalin siiso Masar Iyo arin yaab leh

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxtooyadda Villa Soomaaliya ayaa markale sheegtay in “Cabdifitaah Sisi uusan been-sheegin”  kadib markii dhowaan ay madaxtooyaddu waxba kama jiraan ku sheegtay warkii madaxwaynaha masar ee ahaa in Soomaaliya ay taageertay Qorshaha Masar ee Webiga NIIL. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar ayaa bixiyey qoraal-raaligalin ah (Faafin Rasmi ah) oo kusocda Masar, […]

July 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Galdogob oo isku tashatay iyo diyaaradii ugu horaysay oo maanta ka degtay (Sawirro)

Galdogob ( Kalshaale ) Diyaaraddii u horreysay ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha ee degmada Galdogob oo lagu dhisay hab isku tashi bulsho oo hormuud u yahay Wasiirka Duulista Federaalka , Duraan Faarax Garoonka Diyaaradaha  ee Galdogob ayaa la soo gabagabeeyay wajiga koowaad, waxaana  Munaasabad ka dhacday garoonka oo wali dib u dhisku ku socda, […]

July 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Mareykanka muxuu ka yidhi dagaalka Liyuu Booliska iyo Alshabaab? + Xog Cusub

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasaaradda arrrimaha dibadda ee maraykanka ayaa sheegtay in la xakameeyay qorshe ballaaran ay Alshabaab ku doonayeen inay ku qabsadaan dhul badan. Wasaaradda oo soo xiganeysay taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika (Africom), General Steven Townsend ayaa sheegtay “inay u muuqato in Itoobiyaanka ay si xooggaan uga hortaggeen isla markaana ugu guuleysteen dagaalka.” […]

July 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Golaha wasiirada Cusub ee Soomaaliya iyo Arin la yaab leh oo hortaala R/wasaare Xamse Barre

Muqdisho ( Kalshaale ) Soomaaliya waxaa siwayn isha loogu hayaa oo bulshadu ay ka warsugaysaa magacaabista golaha wasiiradda cusub ee xukuumadda uu hogaaminayo Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre. Sheikh Maxamed Idiris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay magacaabista golaha wasiirada iyo Caqabadaha haysta Raysal wasaaraha. “Wexey u egtahay in liiska wasiirradu gabgabo yahay. […]

July 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented