“Author Archive”
Stories written by laascaanood

Hargeisa ( Kalshaale ) Taliska ciidamada Deegaanka SSC oo si adag uga jawaabay Hanjabaadii Somaliland oo sheegtay inay qaadayso weeraro cusub. HALKAN KA DHEGAYSO “Mar kasta duulaan bay ahaayeen, waligood xabad joojin ma aysan sameynin, ilaahayna kuma guuleyn, maanta dhul balaadhan ayaan ka qabsanay- Awood bay is bideen, laakiin ma suurabayso. Dalkan iyo dadka leh […]
March 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Somaliland oo si cad ugu dhawaaqday inay duulaan ku tahay iyo Waan-waanta Isimada oo ay diiday (Daawo)
March 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Khawaarijta ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe . HALKAN DAAWO VIDEO Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay qaybaha bulshada degmada Aadan […]
March 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) 5 Saacadood xidhiidh ah dagaal xoog leh oo u dhaxeeya ciidamada deegaanka iyo Somaliland ayaa ka socda jihooyinka bariga iyo Galbeedka magaalada Laascaanood. Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, dhanka furinta Galbeedka ciidanka deegaanka ayaa gacanta ku dhigay aaga loo yaqaano Dhuyuc-xuushe oo ah marin muhiim u ah cida […]
March 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanod ( Kalshaale ) Dagaal xoogan ayaa ka socda jiidaha bari iyo galbeed ee magaalada Laascaanood kadib weerar ay soo qaadeen ciidanka Somaliland kaasi oo ku bilaabmay hubka culus.Dhanka maraaga iyo taangiga biyaha ayaa dagaalku ku xoogan yahay, ciidanka lugta SSC ayaa hore ugu ruqaansaday fadhiisimada Somaliland ee aaga Maraaga iyo Goojacade.Ciidanka Somaliland ayaa ka […]
March 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gadhray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle, saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha bulshada. Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa la xiriira mid uu ugu guur-galayo xaaladda degmadaas oo in ka badan 15 sano saldhig weyn u […]
March 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dagaalka Laascaanood, Damaca Somaliland iyo Isimo nabadraadin ah
March 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble ayaa ka digay Halista kasoo wajahan Imaaraadka Carabta, Wuxuuna tilmaamay in Xukuumaddii madaxwayne Farmaajo loo dar-san doono. “ Indhaha aan arko Farmaajaa fiicnaa waa la dhihi “ Ayuu yidhi. “Farmaajow xaal qaado, ciidan Soomaali ah ayaad diyaarineysay ee ma aadan dooneyn inaad calooshood u […]
March 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladaha Canada iyo Mareykanka ayaa lagu soo warramayaa inay heshiis ka gaareen waxa laga yeelayo soo galootiga sida sharci darrada ku galaya dalalkooda. HALKAN KA DHEGAYSO Heshiiska ay gaareen ayaa lagu magacaabaa heshiiska dalka saddexaad ee nabdoon, kaasoo soogalootiga faraya inay iska dhiibaan dalka ugu horreeya ee nabdoon ee ay tagaan, […]
March 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Baardheere ( Kalshaale ) Xaalad naxdin badan ayaa ka taagan magaalada Baadheere ee Gobolka Gedo, Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku geeriyooday , boqollaal kalana way ku barakacayaan, halkaa oo labadii toddobaad ee u dambeeyay uu ka da’ayay roobabkii gu’ga, waxaa sidoo kale magaalada ku fatahay wabiga Jubba. Xildhibaan Abdullahi Aaden Kulane ayaa ka warbixiyey […]
March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »