Home » April 30th, 2019
Entries posted on “April, 2019”

Muqdisho ( Kalshaale ) Ehelada Qoyska Axmed Dowlo ayaa ka hadlay xukunka maxkamadda gobolka Banaadir maanta ay ku riday dadkii ka dambeeyay dilkii Axmed Dowlo sanadkii 2018 ka dhacay magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Maxamed Mukhtaar Saalax oo ah ruux la dhashay Axmed Dowlo ayaa sheegay inaysan ku qanacsaneyn xukunta, kadib markii sida uu […]
April 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Labada Guddoomiye ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey shaqooyinkii u qabsoomay Labada Gole muddadii lasoo dhaafay, iyagoona dul istaagay […]
April 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad degdeg ah kusoo rogay magaalooyinka Ceerigaabo, Ceel-afwayn iyo Gar-adag oo ka Tirsan Gobolka Sanaag muddo saddex bilood ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wakhtiga ay deegaanadan ka Jirto Xaalada degdeg ah, waxaa halkaas ka shaqeyn doona amarka ciidamada oo kaliya. Afhayeenka Madawaynaha Somaliland ayaa Warbaahinta […]
April 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo goordhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Arimo Xasaasi ah iyo Xaalada guud ee Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO C.raxmaan Cirro oo ka hadlayay Arinta Doorashada ayaa yidhi “ “Haddii uu go’aansaday Madaxweyne Muuse in uu laba xisbi Doorasho u qabto annaguna […]
April 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo talaado ah xukun dil ah ku riday qaar kamid ah dadkii ka dambeeyay dilkii naxdinta lahaa ee nolosha lagu gubay Marxuum Axmed Mukhtar Saalax (Axmed dowllo). Maxkamada ayaa xukun dil ah ku riday sadex kamid ah dadkii loo heestay in ay ku lug lahaayeen falkii […]
April 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Cusub ee maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi DENI oo dhowaan Markuu kasoo Noqday Imaaraadka iyo Kenya Eedaymo u jeediyey Dawladda dhexe, Xili aanu Booqan muqdisho, Wakhtina u helin sida wax u socdaan ayaa waxaa la Hor dhigay 10-Su’aalood oo miisaan Culus. 1. Muqdisho oo aad ku dhalatay kuna barbaartay, ugana mid […]
April 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo xalay lagu qaaday Guri uu degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ka degenaa Taliye ka tirsan Ciidamada Jubbaland. Weerarkan bambaano ayaa la sheegay inuu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana ku dhintay hal askari, halka lix kale oo uu […]
April 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray kulankii uu habeen hore madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo waxyaabihii ay kaga wada hadleen. Sheekh Shariif wuxuu sheegay inuu madaxweynaha kala hadlay saddex qodob oo kala ah, xaaladda amniga dalka, xiriirka dowladda iyo maamul goboleedyada, iyo […]
April 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanod ( Kalshaale ) Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland ayaa dil loogu gaystay Deegaano ka tirsan Degmada GAR-ADAG, Waxaana dilkooda Xaqiijiyey Ehelada Labada Sarkaal oo warbaahinta l ahadlay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Gashaanle Cabdilaahi Axmed Tallan, Taliyihii Xabsiga degmada Gar-adag ee Ciidanka Asluubta Iyo Laba Xidigle Nuur Aw Cali Nuux, Taliye ku xigeenkii […]
April 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose Dhexe ee Dalka ayaa tilmaamay in Dowladdu ay dadaal muuqda gelisay dib u soo nooleynta waxbarashada dowliga ah. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda dugsiyada dowliga ah iyo ardayda dhigata waxa uu ka dhageystay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada […]
April 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »