Home » June 29th, 2023 Entries posted on “June, 2023”

Puntland oo ku dhowaaqay go’aan dhirbaaxo ku ah DF Somalia iyo waxa dhacay !

Garoowe ( Kalshaale ) Puntland ayaa ku baaqday in gebi ahaanba la joojiyo hannaanka dayn cafinta Soomaaliya oo sannadihii la soo dhaafay ay ku howllanaayeen DFS iyo Dowlad-goboleedyada – Iyada oo dalal badan ay daynta ka cafiyeen Soomaaliya, “ Dayn cafinta sida lagu wado Soomaaliya ayay khatar galin karta.. waxa aan soo jeedinaynaa in la […]

June 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Cali Jeyte oo go’aan la yaab leh ka qaatay Casuumad uga timid Villa  Somalia

Baladwayne ( Kalshaale ) Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo markii xilka laga qaaday sheegay inuu yahay madaxwaynaha Hiiraan State ayaa  ku gacan saydhay dalab uga yimid dowladda federaalka oo ku aadan inuu yimaado magaalada Muqdisho. Waxaa la sheegay in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu Cali Jeyte ku casuumay Villa Soomaaliya, […]

June 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Axmed Madoobe oo ku dhowaaqay inuu tegayo GEDO iyo Qorshiisa cusub

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jubbaland ayaa mar kale ka hadlay arrinta gobolka Gedo,  Wuxuuna  ku celceliyey in Gedo aysan sii ahaa karin sidaan, isagoo cid kasta oo wax ka gashay ka dalbaday inay maamulkiisa ku garabsiiso sidii Gedo loogu soo dari lahaa Jubbaland. “Ragga maamula Gedo cuqdad kama qabno, anigaa tegaya, wasiiraa tegaya, madaxweyne […]

June 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Baadarigii u dhashay South Afrika ee Islaamka qaatay iyo Markuu Xajka yimid arin cajiib ah.

Makka ( Kalshaale ) Baadarigii u dhashay South Afrika ee Islaamka qaatay iyo Markuu Xajka yimid arin cajiib ah.

June 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Madaxwayne Xasan sheikh iyo Hambalyadda Ciida Carafo

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la […]

June 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Farmaajo oo shacabka u diray dhambaalka munaasibadda ciida Carafo

Ankara ( Kalshaale ) Salaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu Ciid Wanaagsan Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban, munaasabaddan oo sannadkan ku soo beegantay innaga oo ku jirna xuska toddobaadka xorriyadda dalkeenna. Maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo waa maalmo ku suntan […]

June 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Cali Jeyte oo sheegay in madaxweyne loo doortay Iyo Waxa kala qabsaday VOA (Waraysi)

Baladwayne ( Kalshaale ) Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shalay magaalada Beledweyne ka sheegey in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada. HALKAN DAAWO VIDEO Cali Jeyte, oo horey ugu gacan sayray xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe, ayaa sheegey in ay dadka reer […]

June 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Taariikhda AHN Cali Mire Cawaale Abwaankii Sameeyay Heesta Soomaaliyeey Toos.

Baladwayne ( Kalshaale ) Taariikhda AHN Cali Mire Cawaale Abwaankii Sameeyay Heesta Soomaaliyeey Toos

June 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SAWIRRO: Magaalada Laascaanood oo siwayn looga xusay 26-ka June (Daawo)

Laascaanood  ( Kalshaale ) Xuska 26 Jun oo Laascaanood si wayn looga xusey, waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada , Xildhibaano federaalka Somalia ah , Guddiyada kala duwan ee SSC , maayarka iyo maayar ku xigeenka degmada Laascaanood , Waxaa kor loo qaaday Calanka Somalia , iyadoo la guubaabiyey halganka SSC. Munaasibadan […]

June 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho oo laga xusay 26-ka June iyo Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay +(Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee dalka ayaa xusay qiimaha taariikhiga ah ee ay ka tarjumeyso maalintan oo ku suntan midnimo iyo Soomaalinimo. Madaxweynaha ayaa […]

June 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented