Home » February 28th, 2022 Entries posted on “February, 2022”

RW. Rooble oo Gudi u saaray In Garbahaarey Doorasho lagu Qaban karo !

Kismaayo ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qiimayn iyo baaris ku sameeya xaaladda amni ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland. Guddigan oo ka kooban toddobo xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay Avv. Cumar Maxamed Cabdulle, waxaana ka mid ah xubno ka kala tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal, Guddiga […]

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

C. C.shakuur oo Fariin la yaab leh u diray Xildhibaanada cusub ee Soomaaliya

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhowaan Noqday Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa Fariin   Su’aalo kala duwan xambaarsan la wadaagay Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya. Hoos ka Akhriso. Nidaamka siyaasadeed ee dalkeenna waa Baarlamaani (Parliamentary system). Labada aqal ee Baarlamaanka ayaa ah hay’adda ugu awoodda sarreysa dalka, matalaysana gobbonimada iyo madax bannaanida […]

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Ciidamada Turkigu soo tababaray ee Kasoo Muqdisho iyo Dhoolatuskii (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor oo tababar ku soo qaatay magaalada Isparta ee dalka Turkiga ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ciidamada waxaa halkan ku soo dhaweeyeen Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa […]

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Banaanka usoo saaray Gantaalaha Culus Dagaalka ukraine

London ( Kalshaale ) Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Banaanka usoo saaray Gantaalaha Culus Dagaalka ukraine

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: DF Somalia  oo ka hortimid heshiiska Taiwan iyo Somaliland  dhexmaray (Waraysi)

Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale si adag uga hadashay xiriirka gaarka ah ee ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyey qaaday tallaabooyin ay ku hormarinayaan xiriirka labad dhinac. HALKAN KA DAAWO VIDEO Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kulane oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada labada […]

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maxaa dhici kara hadii dagaal Nukleer ah Qarxo iyo  Dhimashada 335 Milyan oo Qof (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaa dhici kara hadii dagaal Nukleer ah Qarxo iyo  Dhimashada 335 Milyan oo Qof

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Howlgalo ay Muqdisho ka sameeyeen Ciidamada Amniga iyo Waxa dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howl-gal culus ka sameeyey qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaas oo u ujeedkiisu ahaa la dagaalanka waxyaabaha maan dooriya. Howl-galka ayaa waxaa si gaar ah looga sameeyey degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, iyada oo lagu soo qabtay maan dooriye […]

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Soomaali oo kasoo cararay Dagaalka ka socda Ukraine oo gaadhay dalka Poland

London ( Kalshaale ) Soomaali oo kasoo cararay Dagaalka ka socda Ukraine oo gaadhay dalka Poland

February 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Farmaajo oo Madaxtooyadda ku Qaabilay Wafdi ka socday Midowga Afrika

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye. Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Midowga Afrika, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, mustaqbalka waajibaadka […]

February 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO Xogta Aljazeera ee dagaalka la isku Fara saaray ee Ruushka iyo Yukrayn

Hargeisa ( Kalshaale ) Xogta Aljazeera ee dagaalka la isku Fara saaray ee Ruushka iyo Yukrayn

February 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented