Home » March 31st, 2019 Entries posted on “March, 2019”

MUUQAAL: Odayaasha Beesha Arab oo weerar culus ku qaaday Madaxwaynaha Jabuuti, una digay Muuse Biixi +Ciidan

Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa ka taagan  Xiisad Cusub oo ka dhalatay, Kadib Markii la sheegay in Ganacsade u dhashay deegaanada Somaliland loo maxkamadaynayo Dawladda Jabuuti. HALKNA KA DAAWO VIDEO Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha ARAB uu kasoo jeedo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa Dhaliilo Xogan u jeediyey Madaxwaynaha dalka Jabuuti, Sidoo kale Waxay […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo Siciid Deni oo booqday ciidanka Imaaraadku uu Maamulo Iyo Dekedda Bosaso ee lagu dilay Madaxii DP-World"> Daawo Siciid Deni oo booqday ciidanka Imaaraadku uu Maamulo Iyo Dekedda Bosaso ee lagu dilay Madaxii DP-World

Boosaaso ( Kalshaale ) Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Taliska Guud ee ciidanka Badda Puntland ‘PMPF’ iyo dekedda Magaalada Boosaaso, Wuxuuna  Kormeerka kadib la hadlay masuuliyiinta iyo Saraakiisha ciidanka Badda Puntland ayaa mahad-balaadhan u jeediyey Dowladda Imaaraadka Carabta oo gacanta ku haya ciidamada PMPF. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Waxaa sharaf weyn ii ah […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Maxaa kasoo baxay Kulankii Madaxwaynaha Puntland iyo Safiirka Maraykanka ee Somalia dhexmaray?

Boosaaso ( Kalshaale ) Madaxweynaha  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulanka uu Madaxweynaha Dowladda Puntland la qaatay safiirka maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa qayb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Shir Looga hadlayo Arimo Xasaasi ah iyo Sababta Madaxwayne Farmaajo uga baaqday

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka baaqday ka qeybgalka shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ka soconaya magaalada Tunis ee dalka Tunisia HALKAN KA DAAWO VIDEO Shirka waxaa madaxweynaha Soomaliya ku Matali doona Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibadda Axmed Cawad Ciise, waxaana lagu wadaa in shirka looga hadlo Arrimaha Falastiin, Yemen, […]

March 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

TOPNEWS : Wasiir Cawad oo Shaqada ka Caydhiyey Masuul ku baaqay in Yuhuuda Xidhiidh lala samaysto"> TOPNEWS : Wasiir Cawad oo Shaqada ka Caydhiyey Masuul ku baaqay in Yuhuuda Xidhiidh lala samaysto

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa la sheegay inuu shaqada ka Caydhiyey C/llaahi Axmed Dool oo ahaa Agaasimihii Xafiika Wasiirka, kadib markii uu Sarkaalkaasi  uu dhowaan Faafiyey  Qoraal uu ku taageerayo inay Somalia xiriir la yeelato Israel. C/laahi Dool waxa uu Twitter-kiisa k uqoray inaysan […]

March 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO MUUQAAL: Cali Xaraare oo Falanqaynaya Wasiiradii Xilka uu ka Qaaday Muuse Biixi iyo Xog Cusub

Minneapolis ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Barnaamij gaar ah Ku Falanqeeyay Wasiiradii uu Xilka ka Qaaday Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Hanti-dhowrka Somaliland ayaa dhowaan soo Gudbiyey Eedamaymo ka dhan ah masuuliyiinta Xilka laga Qaaday Wasiirkii Gaashaandhiga Ciise Axmed Xawar iyo Wasiirki Warfaafinta C.raxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiir ku xigeenkiisii […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwaynaha JABUUTI oo Kashifay Khiyaanada Imaaraadku ka Wado Afrika iyo Duulaanka Dekeddaha ! (Muuqaal)

Hargeisa  ( Kalshaale ) Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay khilaafka iyo dacwadda u dhaxeysa Dowladda Jabuuti iyo Sharikadda Dekadaha Dubai. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in DPWorld iyo Jabuuti ay heshiis galeen markii ugu horreysay kaddibna ay dhameysteen qodobadii ay ku heshiiyeen. […]

March 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo Muuqaal: Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland iyo Waxa uga Qorshaysan Puntland !(Waraysi)

Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii shalay  Wasiirkii hore ee Cadaaladda oo ah Nin dhalinyaro ah, Wuxuu u magacaabay  Wasiirka Gaashaandhiga, Iyadoo Xilkaasi laga Qaaday  Wasiirkii Gaashaandhiga iyo Masuuliyiin kale. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdiqani Maxamuud Caateeye Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland, ayaa ugu horayn soo dhoweeyay Xilka loo magacaabay, […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Siciid DENI oo Kulamo Xasaasi ah ka wada Boosaaso iyo Arimaha ugu Culus ee Diirada lagu saaray (Muuqaal)

Boosaaso ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari, HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne Deni oo shalay soo gaaray caasimadda ganacsiga Puntland ayaa markiiba kulan iskugu yeedhay gudiga amniga, kulankaas oo looga arinsanayo adkaynta amniga iyo soo celinta hannaan Dowladnimo oo dhaxal gal […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Muqdisho iyo Kulan Wasiiradu ka yeesheen [Daawo]

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda Howlgalo oo Xooga oo lagu Xaqiijinayo Amniga Caasimadda, Kadib Amarkii kasoo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Waxaana Isgoysyada Muhiimka ah lagu arkaa Ciidamo Baadhitaano ka wada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhinaca kale kulan gaar ah oo magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa si […]

March 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented