Home » July 31st, 2019 Entries posted on “July, 2019”

MUUQAAL: Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Hadalkii R/wasaare ku xigeenka DF Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar

Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiirka Warfaafinta Somaliland  Maxamed Muuse Diiriye Ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Raysal waasare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar,   oo sheegay inay Jiraan Qayb kamid ah Shacabka Somaliland oo taageersan Midnimada Soomaaliya, kana soo Horjeeda kala goynta dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Diiriye ayaa sheegay     inay ka xunyihiin hadalka soo […]

July 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Hotelkii Nairobi ee Lix ka hor Alshabaab gashay oo Dib loo Furay !

Nairobi ( Kalshaale ) Hotel Dusitd2 oo ku yaal magaalada Nairobi ayaa maanta dib loo furay, markii uu xidhnaa muddo lix bilood ah kadib markii weerar ay sheegatay kooxda Alshabaab lagu diley 21 ruux, waxaana lagu Sameeyay dayactir iyo dib u dhis xoog leh kadib burburkii ka soo gaadhay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Milkiilayaasha hotelka […]

July 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Haweenay Soomaaliyeed oo Xajka Ku Geeriyootay iyo Odayga ugu Da’da wayn ee ka degay

Muqdisho ( Kalshaale ) Haweenay Soomaaliyeed oo kamid ah dadkii Gudanayey Waajibaadka Xajka ee Sanadkan ayaa ku geeriyootay dalka Suucudi Carabiya, sida ay xaqiijisay Wasaarada Diinta iyo Aw-qaafkta ee DF Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhinaca kale Ohi Aidros Samri  oo ah Oday 130 sano jir ah oo u dhashay dalka Indonisia ayaa kamid noqday […]

July 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dhacdo Cajiib ah oo ka dhacay Garoonka Muqdisho iyo Yuusuf Garaad oo ka Waramay

Laascaanod ( Kalshaale ) Wasiirkii Hore ee  Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka Waramay dhacdo cajiib ah oo maanta ka dhacday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kadib markii qof diyaarad la saarnaa uu go’aansaday inuu diyaaradda ka hadho. Maanta aniga oo ka duuli raba garoonka dayaaradaha ee Muqdisho ayaa shaki ku abuurmay […]

July 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wasiir Oomaar oo ka hadlay Sababta uu Kismaayo u tegi waayey “Awood Maan Waayin, ee Masuuliyad ayaa i saaran”

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu waday inuu kaga dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland. Wasiir Oomaar oo todobaadkan isu qaban qaabinayay safar uu ku tago Kismaayo ayaa sheegay inuu uga baaqday si uu […]

July 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xisbiga Wadani oo ka hadlay Siday wax uga dhaceen Dhalinyaradii Shaqo Qaran, oo laga yaabay

Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani oo ka hadlay Siday wax uga dhaceen Dhalinyaradii Shaqo Qaran, oo laga yaabay

July 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Midowga Yurub oo Maanta Badhida Dhulka Ugu Dhuftay Ciidanka Kenya ee Somalia ku sugan

Muqdisho ( Kalshaale ) Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in maanta oo ay taariikhdu tahay 31ka July 2019 uu dhaqan galayo go’aankii ay ku dhimayeen mushaarka Ciidamada Kenya qeybta ku jirta AMISOM. Sanad miisaaniyadeedka AMISOM ayaa ka billowda bartamaha sanadkasta waxaana Midowga Yurub horay u sheegay in uu go’aankan ku dhaqaaqayo. Lacagta Dowladda ku hesho […]

July 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Minnesota: Wiil Soomaaliyeed oo Naafo ah Iyo Qisada Wixii kala Qabsaday Gabadh uu Jeclaaday [Daawo Video]

Minneapolis ( Kalshaale ) Wiil Soomaaliyeed oo Naafo ah iyo Qisada Wixii kala Qabsaday Gabadh uu Jeclaaday

July 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Wadahadal Jabhada Kornayl Caare iyo S.land u dhexeeya

Hargeisa  ( Kalshaale ) Xukuumada Muuse Biixi ayaa a war ka soo saartay halka ay marayaan Wada-hadalada u socda jabhadada uu hogaamiyo Kornayl Caare oo dhowr jeer uu dagaal dhexmaray. Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sheegay inay meel fiican marayaan wada-hadalaasi kala dhaxeeya Jabhada, Wuxuuna ka dhawaajiyey in xukuumada Biixi […]

July 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Imaaraadka Carabta oo War kasoo Saaray Qaraxii Boosaso iyo dalka Qatar lala Xidhiidhiyey

Laascaanod ( kalshaale ) Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Imaaradka Carabta Anwar Gargaash oo ka hadlay maqaalkii uu daabacay wargeyska New York Times ee looga hadlay in Qatar ku lug laheyd qarax ka dhacay magaalada Boosaaso, ayaa sheegay in taasi ay cadeyn u tahay xiriirka Qatar ay la leedahay argagixisada. Gargash ayaa bartiisa Twitter-ka ku […]

July 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented