Home » March 25th, 2023 Entries posted on “March, 2023”

Cosoble oo ka digay halis kasoo wajahan Imaaraadka “Farmaajo waa loo xiisi doonaa”

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble ayaa ka digay Halista kasoo wajahan Imaaraadka Carabta,   Wuxuuna tilmaamay in Xukuumaddii madaxwayne Farmaajo loo dar-san doono. “ Indhaha aan arko Farmaajaa fiicnaa waa la dhihi “ Ayuu yidhi. “Farmaajow xaal qaado, ciidan Soomaali ah ayaad diyaarineysay ee ma aadan dooneyn inaad calooshood u […]

March 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Heshiiska Maraykanka iyo Canada ee Muhaajiriinta oo dib loogu celin doono Maraykanka (Dhegayso)

Muqdisho ( Kalshaale )  Dawladaha Canada iyo Mareykanka ayaa lagu soo warramayaa inay heshiis ka gaareen waxa laga yeelayo soo galootiga sida sharci darrada ku galaya dalalkooda. HALKAN KA DHEGAYSO Heshiiska ay gaareen ayaa lagu magacaabaa heshiiska dalka saddexaad ee nabdoon, kaasoo soogalootiga faraya inay iska dhiibaan dalka ugu horreeya ee nabdoon ee ay tagaan, […]

March 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wararkii ugu danbeeyay Baardheere iyo dad ka badan 20-Qof oo ku geeriyooday (Sawirro)

Baardheere ( Kalshaale ) Xaalad naxdin badan ayaa ka taagan magaalada Baadheere ee Gobolka Gedo,  Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku geeriyooday , boqollaal kalana way ku barakacayaan, halkaa oo labadii toddobaad ee u dambeeyay uu ka da’ayay roobabkii gu’ga, waxaa sidoo kale magaalada ku fatahay wabiga Jubba. Xildhibaan Abdullahi Aaden Kulane ayaa ka warbixiyey […]

March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ciidanka DF Somalia oo toogtay Rag qorshe yaab leh ka waday Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka ammaanka, gaar ahaan kuwa Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogtay laba nin oo ka tirsana kooxda Al-Shabaab. Ragga la dilay ayaa ku hubaysnaa laba qori, waxaana la sheegay inay isku dayeen inay dhibaateeyaan ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Sidoo kale ciidanku waxay gacanta ku dhigeen […]

March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Faysal waraabe oo si yaab leh uga hadlay markale Arinta Laascaanood

Hargeisa ( Kalshaale ) Faysal Cali Waraabe  oo horay ugu taageeray Muuse Biixi dagaalka uu ku qaaday magaalada Laascaanood,  ayaa hada si ka duwan arintaasi markale uga hadlay.. “Wax Muuse Biixi sameeyey Somaliland oo dhan yaan dusha laga saarin- Nabadda ha laga shaqeeyo”  ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe ayaa yiri oo horey ugu taageeray  Biixi […]

March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maxaa ka dhalan kara Colaada Laascaanood ee isku badashay Harti iyo Isaaq ?

Laascaanood ( Kalshaale ) Labadan sawir mid waxaan ku qaaday kamarad 24 ah, midna kamarad 36 ah, dadka sawiradaa ka muuqda kuwa waxay ku xijaabteen colaado siyaasadeed oo qabiil lagu huriyey, kuwana weli waa nool yihiin. Sawirka hore waa aroos Habarjeclo iyo Dhulbahante oo Burco xilligaa ka dhacay, laakiin intii u dhaxaysay 1986-1996 waxaa dhacay […]

March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Saleebaan Xaglotoosiye “Muuse Biixi Xoog Iyo Xabad ayaa looga Saarayaa Gobolka Sool (Waraysi)

Laascaanood ( Kalshaale ) Saleebaan Xaglotoosiye “Muuse Biixi Xoog Iyo Xabad ayaa looga Saarayaa Gobolka Sool (Waraysi)

March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Soonka Bisha Ramadaan oo Gaaladdii Faa’iidooyin badan ka ogaadeen

Muqdisho ( Kalshaale ) Soonka Bisha Ramadaan oo Gaaladdii Faa’iidooyin badan ka ogaadeen

March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW Abiye Axmed oo Gobolka Tigreega u magacaabay Madaxwayne Cusub

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Ethiopia ayaa maanta sheegtay inay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda TPLF u magacowday madaxa dowladda ku-meel gaarka ah ee gobolka Tigray kadib heshiiskii soo afjaray laba sano oo dagaal qaraar ah. “Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed wuxuu u magacaabay Getachew Reda madaxweynaha maamulka ku-meel gaarka ah ee Tigray,” waxaa sidaas […]

March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Heshiiska Sucuudiga iyo IIRAAN ee lama filaanka ahaa oo War cusub kasoo kordhay

Nairobi ( Kalshaale ) Wasiirada Arrimaha Dibedda Sacuudiga iyo Iran ayaa taleefonka ku hadlay si ay u xusaan billowga bisha Ramadan, ayaga oo wacad ku maray inay kulmaan “dhowaan” si loo dhaqan-geliyo heshiiska dib u heshiisiin ee taariikhiga ah, waxaa sidaas maanta sheegtay Riyadh. Wasiirka Sacuudiga, Amir Faisal bin Farhan, ayaa wacay Hossein Amir-Abdollahian, waxayna […]

March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented