Home » September 30th, 2020 Entries posted on “September, 2020”

MUUQAAL: Xildhibaan Arin Naxdib badan ka gaystay Hargeisa iyo Waxa dhacay

Hargeisa ( Kalshaale ) Xidlhibaan C.raxmaan maxamed Jaamac (Xoog) oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Xildhibaan ka tirsan golahaasi uu ku kacay Fal Naxdin badan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xildhibaan xoog ayaa sheegay in Xildhibaan Axmed Kijaandhe uu Wiil dhalinyaro ah oo Banjarle ah (Goomayste) uu dilay markii uu waydiistay Lacagtii uu gaadhiga […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Dhoolatus Balaadhan oo Ciidanka Booliska Itoobiya ka sameeyeen Adis-ababa

Hargeisa ( Kalshaale) Dhoolatus Balaadhan oo Ciidanka Booliska Itoobiya ka sameeyeen Adis-ababa

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dagaalkii Azerbijan iyo Armeia oo Lugaha la galay Turkiga iyo Faransiiska iyo Hadalo kulul oo la is dhaafsaday

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta cambaareeyey wax uu ugu yeeray hadallada “aan laga fiirsan ee halista ah,” ee uu Turkiga ku taageerayo Azerbaijan, oo isku dayeysa inay dib u qabsato gobolka gooni u goosadka ah ee Nagorny Karabakh. Hase yeeshee Turkey ayaa u jawaabtay, kuna eedeysay Macron inuu taageerayo “qabsashada” […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Sheikh Idiris oo Si Cajiib ah uga hadlay Amiirkii Kuweit ee geeriyooday iyo Siyaasiyiinta Soomaalida

Muqdisho ( Kalshaale ) Shalay dalka kuwait waxaa ka geeriyoodey laba qof oo Miisaan Culus, midna wuxuu ahaa amiirkii dalkaas Sheekh Jaabir Al Axmad Alsabaax, midna wuxuu ahaa Sheekh Cabdiraxmaan Cabdulkhaaliq, caalim iyo daaci macruuf ah oo asal ahaan Masar ka soo jeedey laakiin 50 sano ka badan degganaa Kuwait. Waxaan ku qaabilay gurigiisa kuwait […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dr. Cali Khaliif Galaydh oo si kulul uga hadlay Su’aashii Madaxwayne Farmaajo ee Gobolada SSC (Daawo Muuqaal)

Jigjiga  ( Kalshaale ) Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka Khaatumo ee Heshiiska aan Fulin la galay Somaliland, Kuna sugan hada magaalada Jigjiga ee Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa ka hadlay Arimo kala duwan iyo Su’aashii Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo laga waydiiyey gobolada  Sool iyo Sanaag, ee uu ka gaabsaday. HALKAN KA DAAWO VIDEO […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku socota Qoyska Reer Yuusuf Gurey

Laascaanood ( Kalshaale )  Anigoo ah Rashiid Diiriye Faarax waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer yuusuf Gurey Geerida naxdinta laheyd ee ku timid alla ha  naxariistee Hooyo (Bilaad  MIXILE) oo 29/09/2020 oo ku geeriyootey wadanka Canada gaar ahaan magaalada Toronto. Waxaan tacsi gaara u dirayaa Cabdiraxmaan yuusuf gurey (Qurushoof) oo hooyo u aheyd  marxuumad Bilaad […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Maxaa kala Qabsaday Drone-ta Turkiga iyo Gantaalka Israaiil iyo Wararkii ugu danbeeyay Xiisada dagaal

Istanbul ( Kalshaale ) Maxaaa kala Qabsaday Drone-ta Turkiga iyo Gantaalka Israaiil iyo Wararkii ugu danbeeyay Xiisada dagaal

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kulanka dhemxari doona Madaxwayne Farmaajo iyo Axmed Madoobe ee Arinta Gobolka Gedo

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in todobaadkaan uu si rasmi ah u billaaban doono wada-hadalka maamulka Jubaland iyo Madaxtooyada Soomaaliya ee ku aadan arrimaha gobalka Gedo. Ilo wareedyo muhiim ah oo ka tirsan maamulka Jubaland ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dhuusamareeb : Dab xoogan oo ka kacay , Khasaaraha iyo Dab-damis La’aanta ka jirta (Daawo Sawirro)

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Kaalin shidaal oo ku taalla meel u dhaw Xarunta Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb waxaa saakay qabsaday dab aan la xaqiijin ilaa haatan waxa uu ka dhacay, balse saameyn dhaqaale u geystay dhismo ganacsi oo u dhawaa kaalinta. Dad wata sakeelo (Baaldi) lagu shubay carro iyo biyo, Booyaha shaqsiyaadka ganacsatada ay leeyihiin […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ciidamada DANAB oo Howlgal Qorshaysan ku dilay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

Muqdisho ( Kalshaale ) Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayay saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay dileen sarkaal katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa Deegaanka Yaaqbari weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgalkaan ayaa dhacay kadib markii Ciidamada DANAB ay heleen xog la xiriirta sarkaalka katirsan Al-Shabaab sidaasina uu […]

September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented