Home » XULKA KALSHAALE You are browsing entries filed in “XULKA KALSHAALE”

DF Somalia oo si rasmi ah u Aqoonsatay Maamulka SSC Khaatumo

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay si rasmi ah u aqoontay maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo oo fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa hadalkan kaga dhawaaqay Shir jaraa’id oo ay wadajir ugu qabteen magaalada Muqdishu hoggaamiyaha maamulka ku […]

October 19th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ciidamada SSC Khaatumo oo Goojacade iyo gobolka sool oo dhan ka saaray Somaliland

Laascaanood ( Kalshaale ) Dagaallo xooggan oo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka la y SSC Khatumo ayaa  ka ka dhaceen deeggaanno ka tirsan gobolka Sool. Dagaal culus ayaa saaka waabigirii ka billowday deegaanka Maraaga oo bariga kaga toosan magalada Laascaanood. Sidoo kale dagaallo xooggan ayaa ka dhacay taliska ciidamada Somaliland ee Goojacadde. Ciidamada SSC […]

August 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Dagaaalo culus oo Muqdisho ka dhacay iyo Gen. Sheegow oo la qabtay

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa goordhowd gacanta kusoo dhigay Jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya, kaas oo xalay ciidamada dawladda ay kula dagaalameen degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dagaalka oo soo billowday abaare 9:00 habeenimo ee xalay ayaa soo gaadhay […]

August 19th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: 2 Sano, ka dib Taliban sidee u maamushay Afghanistan, 7 dhinac oo aan ka eegayno.

London ( Kalshaale ) 2 Sano, ka dib Taliban sidee u maamushay Afghanistan, 7 dhinac oo aan ka eegayno.

August 19th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Dilka Abwaan Jaamac kadiye ee Somaliland , Gudoomiye Cirro oo ka hadlay fariina u diray SSC Iyo DFS

Laascaanood ( Kalshaale ) Dilka Abwaan Jaamac kadiye ee Somaliland , Gudoomiye Cirro oo ka hadlay fariina u diray SSC Iyo DFS

August 17th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Xaalka  Somaliland: Muuse Biixi oo dagaal go’aansaday, mawqifka Mucaaradka & Jabhada Garxajis (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Xaalka  Somaliland: Muuse Biixi oo dagaal go’aansaday, mawqifka Mucaaradka & Jabhada Garxajis

August 12th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Hogaamiyaha Cusub ee ka yaabsday Faransiiska iyo  Isbadalada wayn ee Galbeedka Afrika .

Muqdisho ( Kalshaale ) Hogaamiyaha Cusub ee ka yaabsday Faransiiska iyo  Isbadalada wayn ee Galbeedka Afrika .

August 8th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Xasan sheikh iyo Safarka uu ku tagay magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug. Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka […]

August 6th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Deg deg: Hogaamiyaha cusub ee SSC Khaatumo oo la doortay Iyo Khudbadii ka jeediyey Laascaanood

Laascaanood ( Kalshaale ) Hogaamiyaha maamulka SSC Khaatumo ayaa maanta lagu doortay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, Waana markii ugu horaysay oo dadka deegaanku ay halkan ku qabsadaan doorasho ka timid dhankooda, hadana ay ku doorteen hogaamiyaha SSC Khaatumo. HALKAN DAAWO VIDEO Cabdiqaadir Axmed Aw-cali (Firdhiye) ayaa noqday Hogaamiyaha cusub ee SSC Khaatumo, Waxaana […]

August 5th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Dr. Shiine oo loo doortay Hogaamiye ku xigeenka SSC Khaatumo & Khudbadii uu jeediyey

Laascaanood ( Kalshaale ) Dr. Shiine oo loo doortay Hogaamiye ku xigeenka SSC Khaatumo & Khudbadii uu jeediyey

August 5th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented