Home » November 30th, 2021 Entries posted on “November, 2021”

MUUQAAL: Boqor Buur madow oo Bixiyey Raali gelin “Anigu Shabaab Dawlad uma Aqaano” (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho Shir Jaraa’id ku Qabtay Boqor Cismaan Buur-madow, Wuxuuna Raaligelin Buuxda ka bixiyey Hadalkii uu sheegay in Alshabaab ay tahay Dawlad Beeshiisu leedahay, Wuxuu sidoo kale Cafis ka dalbaday dadkii ay dhibaato u gaysatay Kooxdaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Buur-madow ayaa tilmaamay inuu Hadalkaasi ahaa Kaftan uu ka jeediyey […]

November 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: MD Farmaajo iyo Amiirka Qatar Kulankii dhexmaray (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan […]

November 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo Taageeray Hadalkii Boqor Buur-madow iyo Safarkiisa Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Faysal Cali Waraabe oo Taageeray Hadalkii Boqor Buur-madow iyo Safarkiisa Muqdisho

November 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Yuusuf Garaad oo si adag uga Hadlay Boqor Buurmadow oo ‘Alshabaab ku sheegay Dawlad’

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo war ka soo saaray hadalkii Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa sheegay in Boqorka uu u soo jeedinayo talo walaalnimo, sidoo kale Yuusuf Garaad ayaa la taliyey wasiir ka tirsan xukuumadda Rooble oo garab taagnaa Boqor Buurmadow markii uu ku […]

November 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wadahadal dhex maray Ilhaan Cumar iyo Boebert oo ku dhamaaday si la yaab leh

London  ( Kalshaale ) Wada-hadal taleefon oo dhex maray Ilhaan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga iyo Lauren Boebert oo Jamhuuri ah ayaa ku dhammaaday buuq kadib markii Boebert ay diiday inay si cad raali-gelin uga bixiso inay Ilhaan ku tilmaamtay halis. Boebert ayaa dirtay taleefonka kadib markii uu soo shaac-baxay muuqaal ay Ilhaan Cumar, […]

November 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW. Rooble Muxuu kala hadlay Madaxda Maamulada iyo Arinta Doorashada

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa si gooni-gooni ah kulammo fogaan-arag ula yeeshay guddiyada doorashada iyo Golaha Wadatashiga Qaran, kaddib markii Midowga Musharraxiinta ay cabasho ka muujiyeen doorashada Golaha Shacabka. “Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda Golaha Wadatashiga ku boorriyay sida ay lagama maarmaan u tahay in la dhowro sida ay lagama maarmaan […]

November 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Abiy Axmed oo u gudbay Gobolka Amxaarada Iyo Xiisad kale Suudaan iyo Itoobiya

Hargeisa ( Kalshaale ) Raysal wasaare Abiy  Axmed oo u gudbay Gobolka Amxaarada Iyo Xiisad kale Suudaan iyo Itoobiya

November 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Wafdiga Madaxwayne Farmaajo iyo Sida Qatar loogu soo dhoweeyay

Doha  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaas soo dhoweyn heer sare ah ugu sameeyey Masuuliyiin Sarsare oo ay ka mid yihiin Wasiiru […]

November 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Xildhibaan FIQI oo si kulul uga Hadlay Hadalkii kasoo yeedhay Boqor Buur-madow

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Axmed Macalim FIQI ayaa si adag uga hadlay Hadalkii kasoo yeedhay Boqor Cismaan Buur-madow oo sheegay in ‘Alshabaab ay tahay Dawlad ay leeyihiin Beesha Dir, Sidoo kalana u duceeyay Hogaamiyihii Kooxdaasi ee la dilay Axmed Cabdi Godane, Xili ay dad badan oo Soomaaliyeed dhibaato Ba’an kasoo gaadhay Kooxdaasi iyo Weerada […]

November 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Boqor Buurmadow oo amaanay Axmed Godane, Kuna tilmaamay Alshabaab ‘Dowlad’

Muqdisho ( Kalshaale ) Boqor Cismaan Maxamuud (Buurmadow) oo kamid ah waxgaradka kasoo jeeda gobollada waqooyi (Somaliland) ayaa markii u horeysay shaaciyey inuu xarakada uga tacsiyadeeyay geeridii Axmed Godane, hogaamiyihii hore ee Alshabaab. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxa uu sheegay in xiligaas ay ka cabsadeen Odayaal dhaqameedkii lamidka ahaa inay ka hadlaan geerida Godane, balse […]

November 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented