DAAWO: Axmed Karaash oo Boosaaso gaadhay shacabka iyo ciidamada PSF oo siwayn usoo dhoweeyay
Boosaaso ( Kalshaale ) Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka bari waxaa maanta siwayn loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash, waxaana soo dhowayntiisa siwayn uga dhex muuqda ciidamada PFS.
“Safar shaqo ayaan maanta kusoo gaadhay Magaalaada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Waan u mahadcelinayaa goleyaasha dowladda, Maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, Nabadoonada, Ganacsatada, Ururada Haweenka, dhalinyarada, Ciidamada qayba-hooda kala duwan, bahda Warbaahinta iyo dhammaan bulshada gobolka ee cad-ceeda u taagnaa soo dhoweyntayda.
Sharaf bay ii tahay inaan maanto imaado magaalada boosaaso oo ah Ishii dhaqalaheena.” Ayuu yidhi karaash.
Axmed karaash oo maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf soo kala dhex galay madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ayaa horay safar ugu tagay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Qardho.






Short URL: https://kalshaale.ca/?p=55716
Waa asaga ku meeraysan 2da degmo iyo Xaafadda Suusacley ee Majeerten
Goormuu tagidoono Degmadii Laascaanood.
Daaroodku WADA jecelaa inay ka LUF LUFTAAN DHARI NINKALE
– They are not creative
Majeerteenku Daarood maaha miyaa? Tan kale Bosaso waa magaalo Harti! Hadii la aado Xamar waa caasimad Irir, hadii la aado Boosaasana ma dhibsaday Dabshid!! Wala waashay walaahi.
Presiden ahmed karaash kusoo dhawoow boosaaso deeqa aka bandarqaasim.baladu amiin.
Hooyada somalia magaalada soomaali dhan ubaxsatay from 1991 ilaa imikadaan qaran jabkii
Dabshid NN and himilo qaran
Aliens baanu noqonay nagu soo biir buugu waa kuu furanayahay.
Leopon
Kkkk
URURKA CBB waxaa la ogaadey
inay yihiin AF-KUMAAL
maxaa yeelay waa nimanka
ISKA SOO JAREY
Abdi Xashi- waa dhankeena
Aadan Madoobe – waa dhankeena
Sacdiyo Firinbi- waa dhankeena
Shiikh Shariif- waa godfather keena
Kheyre waa wadaagen hore
Markii looga guuleystay meelkasto
Dabshid
Kkkkkkk guushu khasab maahan nina lamadhalan guusha iyo guuladaradu
Siyaasadaana sidaas ah.
Anigu guushanada wayn BIG WIN. Waxaan sugaynaa
Maalinta aad ogolaataan in shacsbku codeeyaan one man one vote
Ilaa iminkaba idinkaa diiday oo isbahaydtay oo u arkay in laydinka gulaysanayo
Waayo maamamadu joogta hawd iyo oodwayne iyo maamada joogta badhaadhe iyo buurgaabo waxay ka midaysan yihiin taageerada N &N.
NB
Waxaan jeclaan lahaa inlaga gudbo qabyaalada oo xisbyo iyo isbahaysi dalku yeesho.
Prank lol
Waxan ka baqayaa on maalin dhaw Deni oo ordayaa yimaado oo Karaash yidhaahdo,pranks ayuu ahaa.Kkkk .
Dalmida