Home » May 31st, 2022
Entries posted on “May, 2022”

Baydhabo ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Guduud soo dhoweyn diirran ugu sameeyey, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, masuuliyiin ka kala socday Heer […]
May 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Siciid Deni “Waa dhamaatay Doorashadii, Cidkasta oo wax tirsanaysa hala is cafiyo”
May 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa gaadhay magaalada Baydhabo waxaana dood ka dhalatay Qoraal iyo Sawirro lagu baahiyey Villa Somalia oo u muuqday Olole iyo Guul wadayn. Wuxuu qoraalku ahaa sidan. Tareenkii Nabadda ee Soomaali Heshiish ah oo gaaray magaalada Baydhabo iyo Shacabka Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed iyo masuuliyiin kala duwan […]
May 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid Cadullaahi Deni, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada caasimada ah ee Garoowe. Mas’uuliyiin uu horkacayo madaxwayne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha. Siciid Deni ayaa maalmahan ku maqanaa xarunta Kenya ee Nairobi halkaasoo uu tagay kadib doorashadii 15-ka May ee Soomaaliya oo guul […]
May 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Deni, ayaa maanta dib ugu soo laabana magaalada Garoowe ee xarunta u ah Puntland. Siciid Deni oo guul darro siyaasaadeed kala kulmay doorashadii Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka KENYA. Wuxuu laabanaya xilli ay horyaallaan xal u helista khilaafka ku-xigeenkiisa Axmed […]
May 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Baydhabo ( Kalshaale ) Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta safar maalmo kooban qaadanaya ku tagaya magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah maamulka Koofur Galbeed. Socdaalkan ayaa la xiriira sidii uu Xasan Sheekh wadahadalo ula yeelan lahaa C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, sidoo kale madaxweynaha dalka ayaa lagu […]
May 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa laga sugayaa inuu soo magacaabo raysal wasaaraha, waxaana imtixaanka ugu wayn yahay nooca raysal wasaaraha uu dalka u doori doono. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dad badan oo kasoo jeeda Puntland iyo Jubbaland ayaa suxul duub ugu jira inay helaan xilkan. Dadka ka faalloonaya magacaabista Raysal […]
May 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Isbedelka xilalka NISA, Saraakiil la xidhay, ciidan hubka laga dhigay Iyo beegsigii 1aad
May 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Loolanka Xilka Raysal wasaaraha, rajada Siciid Deni iyo Xubnaha kaalimaha hore ku jira
May 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa la baahiyey qeybta labaad wareysi xanuun badan oo Idaacadda Kulmiye uu siiyey Agaasimihii xafiiska hanti-dhowrka ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Maxamuud Gaboose oo ka mid ahaa masuuliyiintii lixaadkooda ku waayey qaraxii lagu dilay Allaha u naxariistee duqii hore ee Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Yariisow iyo qaar ka mid ah masuuliyiintii la […]
May 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »