Daawo Barnaamij Xiiso leh “Geella iyo Maal Qabeen Soomali ah oo ku dhaqda Kenya iyo Xog badan oo Ku saabsan

Nairobi ( Kalshaale ) Barnaamij Xiiso leh “Geella iyo Maal Qabeen Soomaali ah oo ku dhaqda Kenya iyo Xog badan oo Ku saabsan
Nairobi ( Kalshaale ) Barnaamij Xiiso leh “Geella iyo Maal Qabeen Soomaali ah oo ku dhaqda Kenya iyo Xog badan oo Ku saabsan
Garoowe ( Kalshaale )Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku jooga Dalka Shiinaha ayaa magaalada Beijing kulan kula qaatay Madaxda ugu Sareysa ee Shirkadda CCECC, kulankaas oo lagu kala saxiixday fulinta mashaariic horumarineed oo ay shirkaddu ka fulin doonto Puntland. Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Faarax Cawaash […]
Ceerigaabo ( Kalshaale ) Wasiirka Gaashaan dhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa ka hadlay Ciidamada iyo Saraakiisha ka tirsanaa Somaliland, Kuwaasi oo ku Biiray Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Ciidamadii ka baxay Somaliland, waxay Noqdeen Dawlad Dumis, waa la Maxkamadayn doonaa, Maalinta uu kasoo Noqdo ayaa Xukunka lagula soo dhaqmi doonaa”. Mar la waydiiyey inay […]
Hargeisa ( Kalshaale ) Hargeisa dusha ay ka Miinaysan tahay, Iyo Halista Shacabku Lacagta ku bixiyaan
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaraaaha Soomaaliya oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xidhay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka oo si guul iyo nabad-gelyo ah kusoo dhamaaday. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa booqday Xarunta Gaheyr ee jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo kamid ah goobaha imtixaanku maalmahaan […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda u ah dalka Liibiya ka qaadday 150 ruux oo isugu jira qaxooti iyo magangalyo doon ka soo kala jeeda Soomaaliya, Eritrea, Itoobiya iyo Suudaan, kuwaas oo ay diyaaradi geysay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Dadkaas dib u dajinta […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga qeyb galay magaalada barakeysan ee Makkah kulan degdeg ah oo uu Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis isugu yeeray dalalka ku bahoobay Jaamacadda Carabta. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhinaca Madaxwaynaha wuxuu kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxa Golaha Milatariga Kumeel Gaarka […]
Muqdisho (kalshaale)Xildhibaan Skariye Soobandhigay madax la shaqaysa Kenya iyo itoobiya
Nairobi ( Kalshaale ) Tan iyo markii ay Bilaabatay Xiisada u dhaxaysa Somalia Iyo Kenya Warbaahinta ugu caansan dalka kenya ayaa Bilaabay Dhaliilo kala duwan oo ay u jeedinayaan Soomaaliya. Wargeyska The Star ee ka soo baxay dalka Kenya ayaa shaaciyay in lacag gaareysa $1.7 million lagu qabtay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta habeenimadii Isniinta, Wuxuuna […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidammada booliska Soomaaliya ayaa howlgallo dheeraad ah ka billaabay xaafaddo ka tirsan caasimadda Muqdisho, sida laga soo xigtay saraakiisha. Howlgalladii u dambeeyay ayaa ciidammadu ka fuliyeen degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenleey ee gobolkan Banaadir,iyadoo inta uu howlgalka socday la baarayay gaadiidka iyo dadka. Booliska, waxaa laga soo xigtay howlgalka in lagu soo […]