Home » May 30th, 2023
Entries posted on “May, 2023”

Boosaaso ( Kalshaale ) Madaxweyanaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa si adag ugu jawaabay Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo go’aanadii kasoo baxay Shirkii Muqdisho isaga oo ka hadlaya Boosaaso, waxa uu yidhi: “Puntland qayb kama ahayn, mana qusayso warkii dhawaan soo baxay, kuwii hore waxaan uga baaqsanay oo aan u saxiixi waynay waxaan arkaynay […]
May 30th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maanta Muqdisho ka furmay kalfahdiga sadedxaad ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Kal-fahdiga waxaa furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. HALKAN KA DAAWO VIDEO Hadaljeedintiisa Kal-fadhiga 3aad wuxuu ku dul istaagay arrimo ay ugu muhiimsan yihiin: amniga; qaabaynta nidaamkeena siyaasadeed iyo dhammaystirka arrimaha masiiriga u ah Qaran-dhiskeena iyo horumarrada laga sameeyay […]
May 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhowayd ka hadlay heshiiska ay magaalada Muqdisho ku gaadheen hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka, kaasi oo jiho cusub u dhaqaajiyey xaalada siyaasadeed dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxwaynihii hore Farmaajo ayaa si gaar ah usoo dhaweeyay in doorashooyinka dalka heer degmo, gobol ilaa […]
May 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo […]
May 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Shacabka Turkiga oo Farxiyey Erdogan Iyo Wuxuu ka hadlay
May 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Istanbul ( Kalshaale ) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%. HALKAN KA DAAWO VIDEO Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 boqolkiiba, halka Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.7 boqolkiiba, sida ay ku warrantay wakaaladda […]
May 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqsisho ( Kalshaale ) Qaar kamid ah isimada dhaqanka SSC ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada caasimada ah ee muqdisho. HALKAN DAAWO VIDEO Isimada ayaa kala ah Garaad jaamac garaad ismaaciil, Ugaas maxamuud ugaas cabdilahi, garaad cabrisaq garad sofe iyo garaad cabdisalan xasan maxamed. Gudoomiye ku xigeenka aqalka sare cabdilahi timo cade, wasiiro, xildhibaano iyo […]
May 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Falanqayn iyo Xogaha ku qarsoon go’aanadii cuslaa ee Villa Somalia soo saartay xalay
May 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Golaha Wadatashiga Qaran ayaa baahiyey heshiiska laga gaaray doorashooyinka dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey. HALKAN DAAWO VIDEO Golaha aya wuxuu ku heshiiyay inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran oo keliya, waxaa sidoo kale la […]
May 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Minneapolis ( Kalshaale ) Waraysi Xiiso leh Kulankii iyo kaftankii Axmed Cali Cigaal Iyo xusuustii heesihii fanaanka wayn
May 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »