Home » December 31st, 2019 Entries posted on “December, 2019”

MUUQAAL: Xaalada dadkii dhaawaca ahaa ee Turkiga la keenay Safiiradda Soomaaliya iyo Jabuuti oo Booqday

Ankara ( Kalshaale ) Xaalada dadkii dhaawaca ahaa ee Turkiga la keenay Safiiradda Soomaaliya iyo Jabuuti oo Booqday

December 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Labada Goole oo Ansixiyey Minaasibadda Somalia ee 2020 iyo Xildhibaano hadlay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sanadka 2020, Waxaana Ogolaatay  188 Xildhibaan Ansixinta Miisaaniyadda Sanadka 2020 , hal xildhibaan ayaa diiday halka ay labo xildhibaan oo kalena ka aamuseen. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Maaliyada Xukumada Faderaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa […]

December 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey “Waan tagayaa Muqdisho, oo Fannaan Soomaaliyeed ayaan ahay”

London ( Kalshaale ) Fanaanka Maxamed Siciid BK oo Waraysi kooban bixiyey isagoo ku sugan magaalada London, Wuxuuna dadka Soomaaliyeed ka raali geliyey Hadalkii kasoo yeedhay, kaasi oo ay ka dhalatay Cadho xoogan. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Muqdisho Xaal ayaan siinayaa, mar hore iyo Mar dambe, Waan u tacsiyaynayaa dadka soomaaliyeed ee dhibku soo gaadhay […]

December 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dawladda Maraykanka oo Weeraradii ugu Badnaa ka Fulisay 2019 Gudaha Somalia

Laascaanod ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay sanadkan Dhamaanaya ee 2019 Soomaaliya ka fulisay Weerarradii ugu badnaa ee ay sanadgudihiis ka fuliso Soomaaliya. 2019 Mareykanka waxaa uu Soomaaliya ka fuliyay 63 weerar oo dhanka Cirka ah kuwaas oo lagu beegsaday Ururrada Al-shabaab iyo Daacish ee ka dagaallama Soomaaliya. Weerarradii ugu dambeeyay waxaa uu […]

December 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

R/wasaare Khayre Saraakiisha Ciidanka La kulmay kadib dagaalkii Dhuusamareeb

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa Xalay shir deg-deg ah isugu yeedhay saraakiisha ciidamada ka howlgala Dhuusamareeb. Kulanka oo ka dhacay xurunta guriga gobolka ee magaalada Dhuusamareeb ayuu  Kheyre saraakiisha wax uga weydiinayaa cida bixisay amarka iyo waxa sababay is-rasaaseyn Xalay […]

December 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

War deg deg ah : Masuuliyadda Qaraxii Muqdisho oo la sheegtay [Warbixin]

Muqdisho ( Kalshaale )  Alshabaab ayaa sheegatay inay ka dambeysay qaraxii qasaaraha badan uu ka dhashay ee dhowaan ka dhacay isgoyska Ex Control Afgooye. Sida ay baahiyeen warbaahinta taageerta shabaab Afhayeenka guud ee Alshabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage  ( Cali Dheere ) hadal uu jeediyay ku sheegay inay qaraxaasi la beegsadeen dad u dhashay dalka […]

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Waraysi Xiiso leh : Jawaab adag oo Laga Bixiyey Hadalkii Siciid DENI uu ugu Gafay Khaatumo iyo SSC

Muqdisho ( Kalshaale ) Waraysi Xiiso leh : Jawaab adag oo Laga Bixiyey Hadalkii Siciid DENI uu ugu Gafay Khaatumo iyo SSC

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xukuumadda Somaliland oo Dad kale Kala Wareegtay Dhulkii iyo Waxa dhacay

Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland ayaa maanta Booqday Dhul Cusub oo Xukuumadda Somaliland ay kala wareegtay dad shacab ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxgaradka deegaankaasi ayaa dhaliilay Madaxwayne Biixi, Waxayna sheegeen in Cabashadooda waxba laga qaban waayey, Waxayna Mar kale Fariin u direen Biixi. “Waxaan ka cabanaynaa dhibaatada na haysata, Dadkaa dhulkoodii loogu […]

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

R/wasaare Khayre iyo Safarka uu ku yimid magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Dhuusamareeb waxa uu kulamo wadatashi ah la qaadanayaa qaybaha kala duwan ee bulshada reer Galmudug. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo […]

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Maxaa kasoo Kordhay Qaraxii Muqdisho iyo Khasaarihii uu dhaliyey

Muqdisho ( Kalshaale )Maxaa kasoo Kordhay Qaraxii Muqdisho iyo Khasaarihii uu dhaliyey

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented