MUUQAAL: Garaad Jaamac Garaad Cali oo si adag ugu Jawaabay Muuse Biixi

Laascaanood ( Kalshaale ) Garaad Jaamac Garaad Cali oo si adag ugu Jawaabay Muuse Biixi
Laascaanood ( Kalshaale ) Garaad Jaamac Garaad Cali oo si adag ugu Jawaabay Muuse Biixi
Laascaanood ( Kalshaale ) Golaha Sare ee dhaqanka ee gobalada SSC ee ku shiraya magaalada Laascaanood ayaa ka jawaabay hadalkii Hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee ahaa in Argagixiso saameyn ku leedahay kacdoonka shacabka Laascaanood. HALKAN KA DAAWO VIDEO Isimadda ayaa warkaas kusifeeyey been abuur, Somaliland ayay ku eedeeyeen in ay iyadu la shaqeysato Argagixisada […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Xogta cusub ciidamada Somalia ee lagu soo tababaray dalka Eritra, kuna sugan Muqdisho.
Muqdisho ( Kalshaale ) War kasoo baxay dowladda waxaa lagu sheegay in kulanka maanta uu ku bilaabanayo hordhac, waxaana Soomaaliya ku wehlinaya Kenya, Djibouti iyo Ethiopia, waxayna dhinacyadan diyaarinayaan ajendaha shirweynaha oo beri si rasmi ah madaxda ugu furmi doona. Sidoo kale waxaa shikan oo uu horkacayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagu gorfeynayaa dhammeystirka hawlgallada […]
Hargeisa ( Kalshaale ) Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi oo markale ka hadlay xaalada Laascaanood, ayaa go’aansaday in Somaliland ay xoog iyo xabad ku xaliso Laascaanood. HALKAN KA DAAWO VIDEO Korneyl Biixi ayaa sheegay in Xiisada ka taagan Laascanood ay tahay mid ay ka dambayso argagixisada caalamiga ahi, Hadalkani wuxu u muuqdaa Qorshe uu ku […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Qaasim oo dhegaha ka tumay Mahdi guuleed Iyo xubno kale
Muqdisho ( Kalshaale ) Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo xaadiray kulankii maanta ee Golaha Shacabka ayaa dalbaday in loo yeero hay’addaha amniga. Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa sheegay in muwaadiniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Muqdisho ay ku dhiban yihiin jidadka la iska xirto markii […]
Muqdisho ( Kalshaale ) DF Somalia maxay ka faa’iidi kartaa shirka Madaxda ciidamadu ka joogaan ee Muqdisho (Daawo)
Boorame ( Kalshaale ) Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaradda magaalada Boorame ee gobolka Awdal ayay ku sheegeen in shacabku u diyaargaroobo Xuska maalintii Jabhadii SNM ay shacabka badan ku dhishay gobolka Awdal. HALKAN KA DAAWO VIDEO Aqoonyahanka iyo dhalinyaradda ayaa sheegay in 4-ta Feb /2023 Sabtida uu kulankaasi ka dhici doono magaalada Boorame. Waxay sidoo […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Jabuuti, Xasan Maxamed Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kasoo gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa wafdigan ku […]