Home » MAQAL IYO MUUQAAL
You are browsing entries filed in “MAQAL IYO MUUQAAL”

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil Cumar Geelle, oo markale dib loo doortay. ” Waa guul xoojinaysa horumarka iyo xasilloonida gobolka, Waxaan ku kalsoonahay in aad dardargelin doonto horumarka iyo wax wada qabsiga dalalka gobolka” […]
April 10th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Gudigii loo saaray Gudomiyihii lagu dilay Muqdisho oo Xog Cusub soo bandhigay
April 10th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Muumin Axmed Sheekh ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadan uu kusoo baxay Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Hadal kooban oo uu shalay jeediyay Madaxweyne Geelle, kaddib markii uu […]
April 10th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Booqashada degdega ah ee Madaxweynaha Yukrayn ku yimid Turkiga Iyo Xiisada Ruushka
April 10th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Todobaadkan dhammaaday waxa warbaahinta qaar la soo geliyey warar been abuur ah oo ku saabsan in Soomaaliya uu qaaliyoobayo hubkii la isku gumaadi jirey. Waxaan is weydiiyey tolow maanta miyuu jiraa qof Soomaali ah oo shacab ah oo baahi u qaba qori, xabbad, dil iyo barakac. Jawaabtu waa MAYA, laakiin Rabbi […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Waraysi uu Bixiyey uga hadlay Xaalada dalka , Shirkii Muqdisho ee Fashilmay, Arimaha Doorashada, Eedayntii DF Somalia uga timid Puntland iyo Jubbaland iyo Arimo Xasaasi ah oo la Xidhiidha xaalada Guud dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Siciid Wuxuu sheegay inay Cabsi Abuurayso hadalka kasoo […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa warqad u dirtay Madaxweynaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee xilka ka degaysa Linda Thomas-Greenfield taas oo jawaab u ah hadal ay March 31 ay Golaha ka sheegtay. Warqadda waxaa lagu xusay in Soomaaliya ay wajahayso caqabado doorasho, balse lagu rajo weyn yahay in laga gudbo […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan Cabdilaahi Cirro ayaa si kulul uga hadlay Xadhiga Jen. Doolaal oo Muddo ku xidhan magaalada Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Xeerku wuu ka sareeyaa muwaadin kasta, waanu Qabanayaa , Madaxwayne ha noqdo, Gudoomiye Xisbi ha noqdo, Jeneraal ha noqod ama muwaadin caadi ah, Sharciga waa in loo […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiir Cadaala oo Khudbad Xiiso leh uga hadlay Alshabaab iyo Waxay dadka u dilaan ?
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada Xooga dalka oo Arin Naxdin gelisay Alshabaab ka wada Galgaduud
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »