Home » April 30th, 2022 Entries posted on “April, 2022”

Muqdisho. Loolanka Xilka Madaxwaynaha iyo C. C.shkuur oo la kulmay Madoobe, Qoorqoor iyo Laftagareen

Muqdisho [ Kalshaale ] Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday ololaha doorashada madaxwaynaha JFS ,  Waxaana Siyaasiga C.raxmaan Cabdishakuur oo caawa sameeyay kulamo kala duwan oo dhowr ah. Waxaan caawa degaankiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah, Md Sheekh Aadam Maxamad Nuur (Madoobe). Waxaan ka wada hadalnay sida ugu wanaagsan ee ay doorashada […]

April 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska S. Gaas Xijaar oo shir xasaasi ah ku qabtay Muqdisho [Sawirro]

Muqdisho [ Kalshaale ] Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir  kula qaatay saraakhiisa sarsare ee Ciidanka Booliska. Shirka oo ay ka soo qayb galeen Taliye Ku-xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska, Taliyeyaasha Hoggaamada, Fadhiyada Madaxa Bannaan, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir iyo Qaybaha […]

April 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Farmaajo oo kulan la yeeshay Gudoomiye Aadan Madoobe iyo Arimaha uu kala hadlay

Muqdisho ( Kalshaale)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha iyo dhammaan Guddoonka kale ee Golaha, gudagalka waajibaadkooda dastuuriga ah ee ku aaddan hoggaaminta Golaha […]

April 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL Soonka kadib 10 Qodob oo muhiim ah samee Iyo Sh Abu Dalxa oo si cajiib ah uga hadlay

Soonka kadib 10 Qodob oo muhiim ah samee Iyo Sh Abu Dalxa oo si cajiib ah uga hadlay

April 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO. Aadan Madoobe ‘Koox gaar ah kama tirsani, arinta Gedo waan Xalin doonaa’ iyo fasax uu geliyey Baarlamaanka

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegtay, kadib markii 27-kii bishan April loo doortay guddoomuyaha baarlamaanka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Guddoomiyaha cusub oo hadal ka jeediyey kulanka oo uu maanta buuq hadheeyey, ka hor furitaankiisa ayaa ugu baaqay […]

April 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Islaan Bashiir oo Turkiga ku booqday Nabaddoon yaasiin oo weerarkii Gaalkacyo ku dhaawacmay

Istanbul ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lasoo gaadhsiiyey dhaawaca  Nabaddoon yaasiin cabdi samad oo kamid ahaa waxgaradka Gobolka Mudug, Islamarkaana dhowaan ku dhaawacmay weerar ay ciidamo ka tirsan Puntland kusoo qaadeen Hoygiisa xili uu halkaasi ku sugnaa wasiirka arimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa Isbitaal ku yaalla magaalada […]

April 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo Xogta dilka: Atoorihii Badda ee Muqdisho oo saaxiibkii si la yaab leh u fuliyey dilkiisa

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada muqdisho waxaa maalintii shalay lagu dilay Wiil dhalinyaro ah oo caan ka ahaa Baraha Bulshada, oo lagu magacaabi jiray Atoorihii Badda ama Xeebta Liido, HALKAN KA DAAWO VIDEO Atooraha badda waxaa dilkiisa fuliyey nin ay saaxiibo dhow ahaayeen oo lagu magacaabo Shucayb leeleefow, waxaana la sheegay inay ka dambaysay kadib […]

April 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW Rooble oo la kulmay Gudoomiye Aadam Madoobe iyo Dhabancad

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo guddoomiyihii KMG ahaa ee Golaha Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad. Ra’iisul Wasaaraha oo la afuray labada mas’uul ayaa guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda […]

April 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Axmed Karaash oo Boosaaso gaadhay shacabka iyo ciidamada PSF oo siwayn usoo dhoweeyay

Boosaaso ( Kalshaale ) Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka bari waxaa maanta siwayn loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash, waxaana soo dhowayntiisa siwayn uga dhex muuqda ciidamada PFS. “Safar shaqo ayaan maanta kusoo gaadhay Magaalaada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Waan u mahadcelinayaa goleyaasha dowladda, Maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, Nabadoonada, […]

April 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: 8 Qodob oo laga Diwaangaliyey soo bixidii Sacdiya Salad iyo Habdhaqanka cusub oo la bilabay maxaa xiga?

Muqdisho ( Kalshaale ) 8 Qodob oo laga Diwaangaliyey soo bixidii Sacdiya Salad iyo Habdhaqanka cusub oo la bilabay maxaa xiga?

April 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented