Home » April 30th, 2023 Entries posted on “April, 2023”

Faysal Waraabe oo siwayn uga Xanaaqay Hadalkii C.raxmaan C.shakuur ee Laascaanood

Hargeisa ( Kalshaale )  Faysal Cali Waraabe ayaa ka cadhooday, hadal uuqoray Xildhibaan Cabdiraxmaan  Cabdishakuur Warsame oo ahaa sababta ay Somaliland Laascaanood madaafiicda ugu garaacayso, oo ay aragtidooda Midnimo-doonka ah ugu diidan tahay dadka deegaanadaas, xili aan iyada cidna Midnimada ku qasbeynin, sameynaysana Hargeysa hadda wixii ay shalay ka carootay. “Farmaajo wuu ku saxnaa markii […]

April 30th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

C. C.shakuur oo warbixin la yaab leh ka qoray Xaalada Soomaliya (Akhriso)

Laascaanood  ( Kalshaale ) Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo bixiyey aayaha Baarlamaanka iyo kan guud ee Golaha shacabka. Midkoodna hawlihii Golohu lahaa ee sharci dejin, jihayn siyaasad qaran, korjoogtaynta laanta fulinta, metelaad deegaan, masiirka dawlad dhiska […]

April 30th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Axmed Madoobe oo booqday Itoobiya, doorka imaaraadka iyo Villa Somalia oo ka xumaatay

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa 6-Sanno kadib booqasho ku tagay caasimadda itoobiya ee Adis-ababa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waa fariin siyaasadeed oo sidoo kale taabanayxa xidhiidhka labada dal ee Soomaaliya iyo toobiya. 2018-kii ayaa Axmed Madoobe ugu dambaysay inuu booqdo Adis-ababa, waxaana xiligaas uu cabsi ka qabay Raysal wasaaraha itoobiya […]

April 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Gudoomiye Cali Jayte iyo Maraykanka oo ka wada hadlay arimo Xasaasi ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo ay aaladda Zoomka ku yeesheen guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan iyo safiirka Mareykanka ee xilka kasii dagaya Larry André. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlay howlgallada xoreynta ee haatan ka socda deegaanada maamulka HirShabelle, […]

April 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Prof. Cabdi Samatar oo dhaliilay Xasan sheikh, soona bandhigay Arimo la yaab leh (Daawo)

Minneapolis ( Kalshaale ) Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa siwayn u dhaliilay siyaasadda Madaxwayne Xasan sheikh iyo Xukuumadiisa, wuxuuna tilmaamay inaan laga dhabayn ‘Soomaali heshiis ah dunida heshiis la ah’. HALKAN DAAWO VIDEO Wuxuu xusay in markii uu xukunka qabtay uu horay ka aaday dalka kenya isagoo soo fasaxay qaadka, dadka Soomaaliyeedna aan tallo ka […]

April 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Falanqayn: Awoodda Shacabka, Hadalkii Suldan Caddegude  iyo Ergada Muqdisho ee Hargaysa (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Awoodda Shacabka, Hadalkii Suldan Caddegude  iyo Ergada Muqdisho ee Hargaysa

April 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Cabdisalaam Hereri Dagaalka Khartoum Suudaan iyo siduu ugu noolaa

Muqdisho ( Kalshaale ) Cabdisalaam Hereri Dagaalka Khartoum Suudaan iyo siduu ugu noolaa

April 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa : Suldaan Cadde Gudde “Muuse Biixi waa Ehlu-naar, Dagaalka Laascaanood isagaa ka masuul ah” (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Hargeisa siwayn loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha Beesha Garxajis, Suldaan Cadde Gudde, wuxuuna khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka soo dhoweeyay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Suldaan Caddagude ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood, Wuxuuna tilmaamay in Muuse Biixi uu dagaalkaasi masuul ka yahay, oo dhibaatada uu keenay, isagoo […]

April 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Gabadha Xiisada uu dhaliyey Waraysigeeda iyo Qaybtii 3-aad

London ( Kalshaale ) Gabadha Xiisada uu dhaliyey Waraysigeeda iyo Qaybtii 3-aad

April 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Turkiga: Erdogan oo sameeyay Arin cajiiba, Xili uu wajahayo doorashadii ugu adkayd

Istanbul ( Kalshaale ) Madaxwayne Erdogan oo sameeyay Arin cajiiba, Xili uu wajahayo doorashadii ugu adkayd

April 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented