Home » October 31st, 2021
Entries posted on “October, 2021”

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ee dugsiga tababarrada booliska ee General Kaahiye si uu ugu kuurgalo u diyaar garowga doorashada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Maamulka Doorashada Gobollada Waqooyi ee SEIT iyo […]
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi wasiiro ah oo shaqadiisu tahay fulinta xeerkii madaxweyne Farmaajo uu soo saaray ee Ilaalinta dhulalka danta guud. Qoraal kasoo baxay xafiiska Rooble ayaa lagu yiri “Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo tixraacaya xeerkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee la xiriiray Ilaalinta dhulalka […]
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’ adda Socdaalka Iyo linsiyadda oo loo magacaabay Cabdulqaadir Cilmi Cali, iyagoo uga mahadceliyay Agaasimihli hore ee hay’adda Mudane Maxamed Aadan Koofi howshii uu soo qabtay Gollaha Wasiirada ayaa sidoo kale ansixiyay in Eng Abdulkadir Aden […]
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Siyaasiga Cali Guray oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo dagaal la galay Siyaasiyiintii Qaybta wayn kasoo qaatay inuu soo baxo ee Xisbiga Kulmiye. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu tilmaamay go’aanka Xisbiga looga saaray Maxamuud Xaashi Cabdi inuu Waran ku Noqon doono Muuse […]
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa Weerar ku Qaaday Qaar kamid ah Culimada magaalada Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu si gaar ah u beegsaday Sheikh Cabdiraxmaan dheere oo dhowaan Khudbad uu jeediyey ku sheegay in Hargeisa lagu Arkay nin Qaba Afar nin oo kale. Faysal ayaa wax lala yaabo […]
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wasiiru dowladaha wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug Axmed Mire Faafaale ayaa faah faahin guud ka bixiyey xaaladda dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Guriceel ee la geeyey Gaalkacyo, kadib booqasho oo uu wasiirku ku tegay isbitaallada lagula tacaalayo xaaladda dadaasi oo askar u badan. Faafaale ayaa sheegay in Ahlu Sunna ay dhaawacyadeeda geysatay […]
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Wararka laga helayo dalka Hindiya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay wiil Soomaali ah, isla-markaana ahaa Arday lagu dilay magaalada New Delhi ee caasimada wadankaasi, kaas oo ay dilkiisu ka dambeeyeen Soomaali kale. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Fiin, waxaana la sheegay inay dileen dhalinyaro kale oo Soomaali […]
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

London ( Kalshaale ) Weerar cusub oo Electronic ah oo Iran ku qaaday Israel iyo Waxa dhacay
October 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaaladaas. Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha ayaa waxaa xilkan loogu magacaabay Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed. Masuulkaan ayaa hore Xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Goboleedka Puntland, isagoo mar soo noqday Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Puntland […]
October 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jigjiga ( Kalshaale ) Ciidamada fallaagada Tigreega ayaa qabsaday magaalada istiraatiijiga ah ee Dessie ee gobolka Axmaarada taasoo xuduud la leh gobolka Tigray, sida uu sheegay afhayeen u hadlay fallaagada iyo weliba dadka deegaanka. Dadka deegaanka ayaa wakaalada wararka ee AFP u sheegay in ciidamada dowlada ay dib u gurteen sabtidii kadib dagaalo xoogan. “2-dii […]
October 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »