Home » February 28th, 2023 Entries posted on “February, 2023”

Muuse Biixi iyo maleeshiyadda Somaliland oo qaaday 2 Tallaabo oo yab leh, kadib dagaalkii saaka

Laascaanood  ( Kalshaale ) Ciidamada difaaca shacabka SSC ayaa maanta siwayn isaga difaacay duulaamo qorshaysan oo ay soo qaadeen maleeshiyaadka Somaliland,  waxayna markii dagaalka lagu jebiyey  duleedka Galbeed ee magaalada ka Afduubteen qaar kamid ah shaqaalaha shirkadda Korotanada ee magaalada Laascaanood. Sida uu  xaqiijiyey Guddoomiyaha maamulka sare ee shirkadda Korontada Cabdinasir Maxamed Barre (Sheyba), ciidanka […]

February 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Dadka Deegaanka SSC oo markale xoog ku hor istaagay ciidanka Somaliland

Laascaanood ( Kalshaale ) Dadka Deegaanka SSC oo markale xoog ku hor istaagay ciidanka Somaliland

February 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Liiskii  Cunaqabataynta Somaliland oo La Adkeeyay iyo dadka  Lugu Daray iyo  Caddaymaha La Helay

Hargeisa ( Kalshaale ) Liiskii  Cunaqabataynta Somaliland oo La Adkeeyay iyo dadka  Lugu Daray iyo  Caddaymaha La Helay

February 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Waxgaradka SC oo ka hadlay dagaalkii maanta, Khasaaraha iyo damaca Somaliland

Laascaanood ( Kalshaale ) Waxgaradka SC oo ka hadlay dagaalkii maanta, Khasaaraha iyo damaca Somaliland

February 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood: Dagaal culus oo maanta dib u bilowday iyo Wararkii u danbeeyay

Laascaanood  ( Kalshaale ) Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo dad deegaanka ayaa saaka mar kale ka qarxay jiidaha hore ee ay isku horfadhiyaan labada dhinac. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey weerarka saaka in ay soo qaadeen maamulka Somaliland, kaasoo duullaan ku ah magaalada Laascaanood iyo qabsashadeeda. Somaliland ayaa weerar kusoo qaaday Galbeedka […]

February 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Sool: Maanta sadex dagaal ayaa dhacay,  Maxay ku dhimanayaan Wiilasha Hargeisa iyo Burco ?

Laascaanood ( Kalshaale ) Maanta sadex dagaal ayaa dhacay. 1. Aaga Ganbadhe waxaa ka dhacay dagaal qadhaadh oo jilbaha laysu aastay, dagaalkaasi wuxuu ahaa mid ay ciidamada xaq u dirirku guulo ka soo hooyeen dhaawacna ugu gaysteen malayshiyada maamulka ”Somaliland” ee duulaanka gardarada ah ka wada deegaanka Dhulbahante. Ilaa haddana wuu socdaa. 2. Dagaal isaguna […]

February 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dagaal ka dhacay doolow, Shuute oo go’doonsan iyo Siday wax u dhaceen

Doolow ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad xoogan ay ka taagan tahay magaalada Doolow, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Iska horimaad oo ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Doolow gobalka Gedo ayaa wali taagan, waxaana ka dhashay dagaalkaas, oo u dhaxeeya dad ka gadoodsan dilkii marxuum tuhmane ahaa […]

February 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Deg deg: Puntland oo war cusub kasoo saartay dagaalka Gobolka Sool

Laascaanood ( Kalshaale ) Dagaalka maalintii 22-aad sida tooska ah uga socda magaalada Laascaanood iyo Deegaanada hoos yimaada wuxuu u dhaxeeyaa Dadka Deegaanka oo u dagaalamaya Naftooda, Sharaftooda iyo rabitaankooda masiiriga ah iyo dhinaca kale, ciidamada Somaliland oo qori caaraddiis iyo khasab raba in ay ku meel mariyaan mashruucooda gooni-goosadka ah. Dagaalkaani waa kacdoon shacab […]

February 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wararkii ugu danbeeyay dagaalo culus oo maanta ka socda Gobolka Sool

Laascaanood  ( Kalshaale ) Dagaal culus ayaa maanta (Isniin) ka socda 4 jiho oo kayaala duleedka magaalada Laascaanood, kaas oo u dhaxeeya Somaliland iyo ciidanka deegaanka, iyadoo la maqlayo dhawaaqa hubka culus ee dhinacyada. Dadka deegaanka ayaa muuqaal ay dubeen ay muujinayaan baabuur uu ku dhegan yahay calanka Somaliland iyo tuutaha askarta Somaliland lagu yaqaan […]

February 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maamulka Hargeisa oo Weerar la yaab leh Ku qaaday Gudoomiye C.risaaq Khaliif

Hargeisa ( Kalshaale ) Maamulka Hargeisa ayaa bilaabay inay weerar ku qaadaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo maalintii shalay ka hadlay xaalada Laascaanood, kuna eedeeyay Muuse Biixi inuu dagaal ka doortay waxkasta oo xal nabadeed ahaa. -Xildhibaan Shaadh oo ka tirsan  maaamulka Somaliland ayaa Gudoomiyihii Baarlamaaanka Somaliland ku eedeeyay inuu yahay Alshabaab  “Guddoomiye […]

February 27th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented