Home » April 30th, 2021 Entries posted on “April, 2021”

Madaxtoyadda oo Xog ka bixisay Kulanka Baarlmaanka ee Berri iyo Qaylo dhaan ka timid Mucaaridka

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxtooyadda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in Madaxweynuhu beri (Sabti ) barlamaanka ka codsan doonno dib u soo celinta hanaankii doorasho ee 17 Sep, dalkuna uu doorasho aadi doono, si uu isugu dheelitiro laamaha fulinta iyo sharci dejinta maadama fulintii intii badneed isku raaceen ku laabashada hanaankii Sep17! Dhinaca kale Golaha Midowga […]

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Puntland oo ku Amartay inuu Garoowe ka Baxo Cabdimaalik Coldoon Iyo Xog Cusub

Garoowe  ( Kalshaale )  Xukuumadda Puntland ayaa ku amartay wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, in uu ka baxo deegaamadeeda. Coldoon, oo ku sugan Garoowe ayaa Boolis loogu geeyay Hotelka uu degan yahay iyadoo lagu amray in uu ka baxo magaalada Garoowe. Arrimo la xidhiidha Qoraallo uu hore u qoray ayaa loo aanaynayaa in ay keentay in […]

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Muxuu salka ku hayaa Khilaafka Somalia iyo Jabuuti iyo Warbixino Xiiso leh

Minneapolis ( Kalshaale ) Muxuu salka ku hayaa Khilaafka Somalia iyo Jabuuti iyo Warbixino Xiiso leh

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ciidamada Danab oo Burburiyey Gaadhi Siday Waxyaabaha Qarxa iyo Howlgalkii dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab ka fuliyey deegaanka Jilib Marka oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose. Taliska Ciidamada Xoogga dalka ayaa sheegay in howlgalkaas lagu burburiyey gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu diyaarinayey saldhig ay halkaas ku lahaayeen Kooxda […]

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

R/wasaare Rooble Maxaa la gudboon Xiliga Xasaasiga ah ‘Dalka ma jihayn karaa’ ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Kaalinta uu Ra’iisul Wasaare Rooble ka qaadan karo xallinta xiisadaha dalka ka taagan ayaa loo arkaa rajada keliya ee laga leeyahay in dalka laga badbaadiyo colaad. Waxaana Rooble ku soo jeeda indhaha shacabka, siyaasiyiinta iyo Beesha Caalamka oo dhammaantood isaga u arka furaha guusha nabadda iyo xasilloonida. Waa fursad uu si […]

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Libaaxii Hargeisa ka Baxsaday oo la dilay iyo Waxa dhacay (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Libaaxii Hargeisa ka Baxsaday oo la dilay iyo Waxa dhacay

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kenya oo dib uga Noqotay Go’aan Saamayn ku yeelan lahaa Soomaali badan !

Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u dhigtey xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma illaa dhamaadka bisha Juun ee sanadka 2022-ka. Qorshahan cusub ayay dowlada Kenya u gudbisay Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay. Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa mar sii horreysay sheegtay in ay doonayso in aan si […]

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Waran-cadde oo isagoo Qorigiisa Wata ka Warbixiyey Libaaxii Baxsaday (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Cali Maxamed Warancadde oo ayaa ka warbixiyey Isagoo Qorigiisa Wata Libaaxii Caawa Fiidkii ka baxsadya Beertiisa Libaaxyadda ee magaalada Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu sheegay inuu Wiil dhalinyaro ah oo Hilib u gaynayey Xili uu roob da’ayey ay Baxsadeen Labada Libaax markii uu Albaabka furay, Wuxuu sidoo kale soo bandhigay […]

April 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa : Gabadh uu si Xun u Cunay Libaaxii Waran Cadde oo Caawa Baxsaday (Muuqaal)

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa Caawa Fiidkii ka baxsaday mid kamid ah Libaaxyadda uu Xanaaneeyo Cali Maxamed Waran Cadde, Waxaana Markiiba uu dhaawacay Haweenay kasoo jeeda Qoomiyadda Oromada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mid kamid ah dadkii goobta kasoo Qaaday ayaa Warbaahinta u sheegtay inuu dhaawacu kasoo gaadhay Qaybta dambe ee dhabarka iyo Madaxa […]

April 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Turkiga oo galay Bandowgii ugu dheeraa Suuqa wixii ka dhacay iyo Soomaalida oo ka hadlay

istanbul ( Kalshaale ) Turkiga oo galay Bandowgii ugu dheeraa Suuqa wixii ka dhacay iyo Soomaalida oo ka hadlay

April 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented