Home » September 30th, 2019 Entries posted on “September, 2019”

MUUQAAL: Cali Geedi oo Sheegay inuu Cumar FILISH yahay Hogaamiyihii Xamar u baahnayd

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa wuxuu ka jeediyey Munaasibad magaalada Muqdisho loogu Qabtay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish, Taasi oo lagu soo dhoweeyay Magacaabistii Madaxwaynaha Farmaajo uu kusoo xulay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Geedi ayaa sheegay inuu Cumar Filish yahay Hogaamiyihii ku Haboonaa […]

September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Gantaal Si toos ah loogu dhuftay Gaadhii Alshabaab ku Weerartay Balidoogle iyo waxa dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay in weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday saldhigga Ballidogle aan wax khasaare ah dhimasho iyo dhaawac kasoo gaarin ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaalida. HALKAN KA DAAWO VIDEO Talisku waxa uu sheegay inay gaysteen laba duqaymood, isla markaana ay ku dileen toban ka tirsan Al-Shabaab, isla […]

September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: RW. Khayre “Cumar Filish Dawladnimo ayaa lagu aaminay, Maaha Milkiile” Khudbad Xiiso leh [Daawo]

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu Qabtay Munaasibad Madaxwayne Farmaajo looga mahad celiyey Xilka Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud, waxaana Xaflada  ka qeyb galay, wasiiro, Xildhibaano Odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo bulshada qeybaheeda kale. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaaa sheegay in Cumar Filish uu yahay Hogaamiye haystay […]

September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Eedaymo Usoo Jeediyey JABUUTI, Madaxwayne Farmaajo + Jen. Moorgan iyo Col. Tuke

Hargeisa ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Usoo Jeediyey Madaxwayneyaasha Ismaaciil Cumar Gelle iyo Farmaajo Wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Faysal ayaa dhaliilay Madaxwayne Farmaajo Sawirkii uu dhowaan la galay Col. Tuke oo kamid ahaa Saraakiishii hore ee Ciidamada Xoga dalka, kaasi oo siyaabo kala […]

September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maraykanka oo War kasoo saaray Weerarkii Balidoogle ee Ciidanka Danab iyo Kuwa Maraykanku iska difaaceen

Muqdisho ( Kalshaale ) Safaarada Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii Qaraxa ku bilowday ee saaka Al-shabaab ku qaadeen xerada Bali-doogle oo ay degan yihiin ciidamo Maraykan ah iyo kuwa xoogga dalka ee Danab. Sidoo kale Wasaarada gaashaandhiga Somalia ayaa sheegtay in weerarkaas la fashiliyey laguna soo afjaray 10 daqiiqo gudahood, […]

September 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Somaliland oo ka Qayb gelaysa Caleemo-saarka Axmed Madoobe

Hargeisa ( Kalshaale )  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe  ayaa sheegay  Inay Wafdi u diri doonaan  Caleemo-saarka Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Dood ay ka taagan tahay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mar la waydiiyey inay ku Milmayaan Arimaha Siyaasadda ee Soomaaliya ayuu sheegay inay Halkaasi kasoo iibin doonaan Qadiyadda Somaliland, wuxuuna sidoo kale […]

September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Madaxwayne Farmaajo oo Dalka kusoo Noqday Kadib Safarkii New York

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare […]

September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Deg deg: Weerar lagu qaaday Saldhigii Balidoogle ee Ciidanka Maraykanka iyo Kumaandoosta Danab Deganaayeen

Muqdisho ( Kalshaale ) Dagaalyahano katirsan Alshabaab ayaa weerar  ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala garoonka Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas ay joogaan ciidamo isugu jira Soomaali iyo Mareykan. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen xerada ciidanka Balli-Doogle ayaa la sheegay in uu ku bilowday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray halka […]

September 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Kaftanka Siyaasadda oo Cali Xaraare Arimo Xiiso leh ku Lafa Guray’

Minneapolis ( Kalshaale ) Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Cali Xaraare Arimo Xiiso badan ku Lafa Guray’

September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

XAAF oo ka baxay Heshiiskuu la galay DFS iyo War Cusub oo kasoo baxay !

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynahiii Wakhtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa sheegay inuu kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin sax ah […]

September 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented