Home » March 31st, 2020 Entries posted on “March, 2020”

MUUQAAL: Somaliland oo sheegtay in Dad ku sugan Burco iyo Berbera laga helay Cudurka Karoonaha

Hargeisa ( Kalshaale ) Somaliland ayaa Xaqiijisay in Laba QOf laga helay Cudurka dilaaga ah ee Karoonaha, Kaasi oo saamayn balaadhan ku yeeshay guud ahaan dalalka Caalamka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Waxa u Xaqiijiyey in Cudurkaasi laga laba Qof oo mid kamid ah uu yahay Nin u dhashay dalka […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Ruushka iyo Shiinaha oo Garab istaagay Maraykanka iyo Trump oo ka hadlay

London ( Kalshaale ) Dalka maraykanka ayaa Hada Hogaaminaya Saamaynta uu ku yeeshay Cudurka Dilaaga ah ee Karoonahu Caalamka oo dhan, Iyadoona uu soo Ritay Xanuunkaasi dad ka badan Boqol kun oo Qof. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dawladaha Ruusha iyo Shiinaha oo Wakhtigii Ladnaanta ay Xiisad kala dhaxaysay Maraykanka ayaa hada oo Xaaladu ay adag […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

IIRAAN oo sheegtay in Weerar lagu Beegsaday Dhuumaheeda Gaaska ee Gudaha Turkiga iyo Waxa dhacay!

London ( Kalshaale ) Dhoofinta gaaska dabiiciga ah ee Iran ee loo dhoofiyo Turkiga ayaa joogsatay ka dib markii weerar “argagixiso” lagu qaaday dhuumaha gudaha Turkiga, sida sarkaal reer Iran u sheegay telefishanka dawladda. Mehdi Jamshidi-Dana, oo ah agaasimaha Jamhuurida Iran ee Gas ayaa Talaadadii sheegat “Saaka, argagixisadu waxa ay weerareen dhuumo gaas dabiici ah […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Akhriso : Dalalka Afrika ee aan Weli Laga soo sheegin Cudurka Dilaaga ah ee Karoonaha !

Laascaanod ( Kalshaale ) Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris ah, oo weli aan laga soo werin kiisas la xidhiidha cudurka coronavirus ee ku faafaya caalamka,Waxayna kala yihiin South Sudan, Burundi, Sao Tome and Principe, Malawi, Lesotho iyo Comoros. Mas’uuliyiinta […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jarmalka : Wasiir isku dilay Cudurka Dilaaga ah ee Karoona ! [Warbixin]

Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyada ismaamul goboleedka Hesse ee dalka Jarmalka ayaa is-dilay kadib markii uu si qoto dheer uga murugooday  qaabka uu u xalin doono saameynta dhaqaale ee ka dhalatay Xanuunka dilaaga ah ee Coronavirus. Wasiirka oo lagu magacaabo Thomas Schaefer ayaa meydkiisa laga helay agagaarka wado tareen, sidda uu sheegay Volker Bouffier, […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo: Dagaal Beeleed aan la dhaafin Dumarka, Caruurta iyo Weeyalka oo ka socda Jubbada Hoose

Kismaayo ( Kalshaale ) Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaallo u dhexeeyea laba beeleed oo ka socda deegaano hoostaga magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalladan oo salka ku haya dilal la xadhiidha aanooyin Qabiil iyo dhul-daaqsimeed ayaa bilihii la soo dhaafay ka soo cusnoonaaday deegaanada Fuumo, Kooyaamo iyo Jiroole, Waxaana dagaalkii ugu dambeeyey […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Boosaaso oo Qaad Fara badan Lagu Gubay iyo Siday wax u dhaceen

Boosaaso ( Kalshaale ) Maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa magaalada Boosaaso xalay ku gubay Qaad fara badan oo si sharci darro ah loo soo geliyay magaaladaas. Puntland ayaa joojisay qaadkii uga iman jiray dalalka deriska la ah Soomaaliya, si looga hortago faafida cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya dalalka deriska la ah Somalia iyo […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wasaaradda Arimaha dibadda Somalia oo 29-Sanno kadib Yeelatay Xoghaye Rasmi ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa yeelatay xoghayaha joogtada wasaaradaasi, kaas oo loo magacaabay Danjire Maxamed Cali Nuur oo noqonaya xoghaye rasmi ah, wixii ka dambeeyey 26-kii Janaayo sanadkii 1991-dii, xilligaas oo ay burburtay dowladdii dhexe ee dalka. Maxamed Cali Nuur ayaa horay u soo noqday safiirka Soomaaliya ee Jabuuti, […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Turkiga oo Gurmad u Fidinaya dalka Talyaaniga iyo Spain & Khudbadii Madaxwayne Erdogan oo Xiiso Badan

Istanbul ( Kalshaale ) Dawladda Turkiga ayaa  Gurmad waxay u Fidinaysaa Dalalka Talyaaniga iyo Spain oo kamid ah dalalka uu saamaynta Ba’an ku yeeshay  Cudurka Dilaaga ah ee Karoona,  Waxaana Sidaasi sheegay Madaxwaynaha Dalka Turkiga Rajeb Dayib Erdogan oo Jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu sidoo kale ka hadlay Tallaabooyinka ay […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Dil dhabar-Jab ku ah Nabadii G. Sanaag oo ka Dhacay Fadhi-gaab

Hargeisa  ( Kalshaale ) Deegaanka Fadhigaab  oo ka tirsan Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag,  Waxaa ka dhacay Weerar dhaliyey Khasaare  Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sudlaan Siciid  Yuusuf Ducaalle oo kamid ah Isimada dhaqanka  ayaa ka hadlay dilkan oo dhabarjab ku ah Nabadayntii Colaadii Ceel-Afwayn iyo deegaanada Gobolka Sanaag ka hana […]

March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented