Home » October 31st, 2022
Entries posted on “October, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 27-31 October 2022. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare K/xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, […]
October 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweyne Xasan Sheekh “ATMIS waqti dhow ayey dalka ka baxayaan ciidamadeena ayaa amniga”
October 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Warbixin Xasaasi ah: 5 Talaabo oo horseedi karta guul laga gaaro Dagaalka Argagixisada
October 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanod ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boocame ayaa Ciidamo deegaanka ah oo ka tirsan Somaliland ay saaka la wareegeen degmada Boocame ee gobolka Sool. Sidoo kale Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka sameeyay degmada Boocame ee gobolka Sool, waxaa la sheegay inay u tageen xoojin, balse markii dambe waxay dib ugu […]
October 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Muuqaal laga soo duubay Deegaanka Masaajidka Cali Gaduud iyo Masuuliyiin booqday
October 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyay baaqiisii xalay ee ku aaddanaa in dhammaan dadka Soomaaliyeed ay u istaagaan samata-bixinta dadkooda ku dhibaatoobay qaraxyada argagixiso, loona midoobo sidii gurmad iyo daryeel ay u heli lahaayeen qoysaska, ubadka iyo waalidiinta ay ka tageen muwaadiniinta ku shahiiday qaraxyadan murugada leh. Madaxweyne Jamhuuriyadda […]
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga hadlayey gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii ay shaley magaalada Muqdisho ka geysteen kooxaha Khawaariijta ee magaca diinta Islaamka ku qaraabanaya. Waxaana ka soo baxay qodobaddan soo socda. 1. Dowladda Federaalka ee […]
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay masiibada ka dhalatay qaraxyadii ay shalay Khawaarijtu ka geysatay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isagoo fariin u diray shacabka iyo dowladda Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sheekh Shariif ayaa ugu horeyn dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay si hagar la’aan ah isugu […]
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Buuhoodle ( Kalshaale ) Wiil ku dhashay Afgooye oo 30 Sanno kadib Qoyskiisa Buuhoodle ka helay iyo Soo dhowayntii
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa gaaray isbitaalka Ex-Digfeer ee magaaladda Muqdisho si ay dhiiggooda u bixiyaan isla markaana ugu caawiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay qaraxyadii shalay kooxaha Khawaarijta ah ay la beegsadeen dadka Shacabka ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Waxaanu halkan ku bixinaynaa dhiigeena, ciidanka xooga dalka wuxuu […]
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »