MUUQAAL: Duuliye Sare Asli Cabaade oo Ciidanka Somalia u dirtay Fariin Cajiib ah iyo Waxay kala hadashay

Muqdisho ( Kalshaale ) Duuliye Sare Asli Cabaade oo Ciidanka Somalia u dirtay Fariin Cajiib ah iyo Waxay kala hadashay
Muqdisho ( Kalshaale ) Duuliye Sare Asli Cabaade oo Ciidanka Somalia u dirtay Fariin Cajiib ah iyo Waxay kala hadashay
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa cabiray qoraallada kasoo baxay Mareykanka ee ku aadan khilaafka ka dhex oogan madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen rooble. Maxamed Cabdirisaaq oo wareysi siiyey Idaacadda BBC ayaa cabiray waxa loo fasiran karo hadalka Maraykanka iyo dalalka […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirka Rooble iyo Maamulada “Laba Qodob heshiis hordhac ah” Yey dani ugu jirtaa Shirka
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Sheekh Maxamuud Madaxwaynihii hore ee Somalia ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey dalka Wuxuuna dhaliilo u jeediyey Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xasan Sheekh ayaa xusay in dulqaad badan loo sameeyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaddib markii uu weeraro ku qaaday shaqsiyaad kala duwan, xayiraad safar uu kusoo […]
Hargeisa ( Kalshaale ) Sababaha QM uga aamustay xiisadda Yukrayn iyo Warbixin Xiiso leh
Minneapolis ( Kalshaale ) Cali Xaraare iyo Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso leh
Muqdisho ( Kalshaale ) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya xaaladda dalka ,siyaasadda,amniga iyo doorashooyinka dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Golaha ayaa cambaareeyay isku daygii afgambigii fashilmay ee 27ka December lagu soo qaaday Xarunta Gollaha Wasiirada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyaga […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah soo gaadhay Galabta Madaxwayneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland oo ka Qayb gelaya shirka arimaha Doorashooyinka. “Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo galabta lagu soo dhwoeeyay Muqdisho ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Kaasi oo uu shaaciyey Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble.” Ayaa lagu […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa ugu baaqay Ciidamada Booliska in aanay ku milmin siyaasadda oo aysan fara gashan. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Waxaa laga rabaa saraakiisha i hor fadhisa ciidanka ay mas’uulka ka yihiin ee ay xukumaan ee dowlad goboleedyada iyo magaalada Muqdisho inay qeyb libaax ka […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalka u kala wareejiyey wasiirada gaashaandhigga iyo cadaaladda oo uu maalmo ka hor ku sameeyey isku shaandheyn, kadib wareegto uu soo saaray. Cabdulqadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo magacaabay wasiirka cusub ee wasaaradda gaadhaandhigga, halka Xuseen Xasan Xaaji la geeyey wasaaradda cadaaladda. […]