Home » December 31st, 2020 Entries posted on “December, 2020”

Xildhibaan Mahad Salaad oo Ciyaartii ku dhaliilay Madaxwayne Farmaajo

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan mahad salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa madaxwayne Farmaajo ku dhaliilay inaanu ka qayb gelin Ciyaartii maanta ee Galmudug iyo Banaadir. Wuxuu sidoo kale soo qaatay Sawir hore oo ah Madaxwayne Xasan Sheikh. Dal tartanka ciyaaraha garoomada lagu fiirsado, koobkana lagu gudoonsiiyo kooxdii guulaysata ayuu MW Farmaajo xukunkiisa qabtay, […]

December 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo U diray Xulka Banadir oo Reebay Galmudug

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka oo ka socday Caasimadda Muqdisho intii u dhaxeysay 20-kii ilaa 31-dii bishan Diseembar 2020. Madaxweynaha oo bogaadiyey Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta […]

December 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xulka Kubadda Cagta ee Banaadir Qaaday Koobka , Qoor Qoor iyo Khayre oo ka hadlay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xulka Kubadda Cagta ee Banaadir ayaa maanta Guul ka gaadhay Ciyaar adag oo dhexmartay Xulka Kubadda Cagta ee Galmudug, oo markii dambe lagu kala baxay  Gool ku laad (Riigooleyaal). HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Hambalyo u diray Xulka ay guushu raacday, Wuxuuna sidoo kale Boggaadiyey Xulkiisa […]

December 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Dawladaha Turkiga iyo Ruushka oo Heshiis cusub ka gaadhay Liibiya

Ankara ( Kalshaale ) Dawladaha Turkiga iyo Ruushka oo Heshiis cusub ka gaadhay Liibiya

December 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Khudbadii Xasan Khayre ee Garoowe iyo Arimaha uu kaga hadlay

Garoowe ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo haatan ah musharrax u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada 2021-ka ayaa khudbad xasaasi ah waxa uu ka jeediyey madasha aragti wadaaga ee Garoowe. HALKAN KA DAAWO VIDEO Khayre ayaa khudbaddiisa kaga hadlay arrimaha ammaanka, dhammeystirka Dastuurka, doorashooyinka iyo yagleelidda nidaam federaal oo […]

December 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Wasiirka Waxbarashada DFS iyo Wuxuu kusoo Arkay Jaamacadda Ummadda

Muqdisho (Kalshaale ) Wasiirka waxbarashada oo kormeeray xarumaha jaamacadda Ummadda ee Muqdisho

December 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Khudbadii Axmed Madoobe , Arinta Doorashada, Xiisada DFS , MD. Farmaajo iyo Kenya (Daawo)

Garowe ( Kalshaale )  Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Garowe uga qeyb galaya Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee uu soo qaban-qaabiyey Machadka Heritage ayaa si qota dheer uga hadlay arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo dhismaha ciidamada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Axmed Madoobe ayaa shaaciyey ballamo ay uga baxday dowladda federaalka, kuwaas […]

December 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Axmed Madoobe, Qoorqoor iyo Siciid deni oo Su’aalo lagu Waydiiyey Garoowe iyo Jawaabo la yaab leh !

Garoowe ( Kalshaale ) Madasha dood-wadaag ee mac’hadka HIPS, su’aalihii la waydiiyay saddexda Madaxwayne maamul gobaleed (Puntland Siciid Deni, Jubbaland Axmed Madoobe iyo Galmudug Axmed Qoor-Qoor) waxaa kamid ahaa: 1. Maka taanuslaysaan magacyada ‘Dowladda xubinta ka ah dowladda Federalka iyo Madaxwaynaha?’ Siciid Deni ayaa ku Jawaabay: Maya, kama tanaasulayno. Dowlad gobaleedkuna way isaga bixi kartaa […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwaynaha Galmudug Muxuu ka yidhi Shirka uu Garoowe uga Qayb galay ?

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay Shirka uu maanta uga Qayb galay magaalada Garoowe, Wuxuuna soo bandhigay Arimaha ay tahay  go’aano laga gaadho. “Waxaan galabta magaalada Garowe uga qeyb galay madasha sanadlaha ah ee aragti wadaagga Soomaaliyeed oo uu soo qaban qaabiyay machadka Cilmi baarista ee Heritage. […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Mahdi Guuleed ” Farmaajo Aqalka Cad loogama saari karo in Daaqada laga soo galo”

Garoowe ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage oo galabta ka furmay magaalada Garowe ayaa ka hadlay seddax qodob oo kala ah dastuurka dalka, federaalka iyo arrimaha doorashooyinka. Mahdi Guuleed ayaa ugu horeyn sheegay in dastuurka KMG ah uu yahay hagaha […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented