Home » November 30th, 2019
Entries posted on “November, 2019”

Muqdisho ( Kalshaale ) General Yuusuf Cali Qasaay Yuusuf Cagey oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, Kana mid ahaa Guddiga Hanti soo celinta ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu dhex dilay gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Warshada caanaha ee Muqdisho. Dilka Sarkaal Cagey ayaa yimid kaddib markii uu dhowr xabbadood ku dhuftay Sarkaal kale oo […]
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jigjiga ( Kalshaale ) Magaalada Jigjiga Waxaa lagu Ansixiyey Ku Biirisita Xisbiga Cusub ee Raysal wasaaraha Itoobiya uu Hormuudka u yahay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaana Arintan ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Deegaanka Axmed Shide iyo Madaxwayne Mustafe Cagjar. Dhinaca kale Wasiirka Difaaca ee Ethiopia oo aad ugu dhowaa Ra’isulwasaare Abiy Ahmed, ayaa dhaleeceeyey qorshaha loogu […]
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Kulan dhexmaray Gudigii Dhex-dhexaadinta iyo Xisbiyadda Mucaaridka
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dufcadii ugu horeysay ee qalin jabisay xarunta Farsamada, 30 Sanno kadib
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka hadlay Mowqifka Xisbiga Wadani ee ku aadan Doorashada Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka loogu doortay Cabdirashiid Riyo-raac. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Xaalada Somalilnad ma marayso meel la dhaho Xisbiyoow maxaad qabtaa, Balse Jiritaanka Somaliland ayay Jirida ka goynayaan Kooxda Kulmiye, Masiirkii umaddu 30-ka Sanno soo […]
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa goordhoweyd gudoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac. Cabdirashiid ayaa Horay Muran Xoogan uga dhashay inuu kamid Noqdo Gudiga Doorashooyinka, Islamarkaana Sabab looga dhigay inuu kamid tahay Xisbiga Kulmiye . Xibsiyadda UCID iyo Wadani oo kasoo Horjeestay inuu Markii hore kamid Noqdo Gudiga Doorashooyinka ayay Dhirbaaxo kale […]
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Jabhada ONLF oo Cafisay Dadkii Puntland iyo Somaliland ka dhiibi Jiray
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiyaha cusub ee Ururka ONLF Cabdiraxmaan Maadey ayaa markii ugu horreysay ka warbixiyay kulan uu la qaatay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam. Guddoomiye Maadey ayaa sheegay in kulanka isaga iyo Axmed Madoobe ku dhexmaray Nairobi uu daarranaa sidii ay u wadahadli lahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland. […]
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay xilka guddoomiyaha baarlamaanka midoobay ee Qaaradda Africa. Maxamed Cali Xumad guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa xilkaasi loo doortay, wuxuuna bedali doonaa guddoomiyaha baarlamaanka dalka Burkina Faso, Alassane Bala Sakandé, kaas oo muddo hayey jagadaasi. Guddoomiye Xumad oo ka hadlay guushiisa ayaa sheegay in […]
November 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed Maalin oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa beeniyay in magaalada Dhuusamareeb ay soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn howlgalka AMISOM. Xildhibaanka ayaa beeniyey wararka sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah ay gaareen Dhuusamareeb, isagoo nasiib darro ku tilmaamay warka ka soo baxay […]
November 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »