Home » July 31st, 2023 Entries posted on “July, 2023”

Daawo: Qoyska MW Xassan Sh oo wada dhul-boobkii ugu xooga badnaa iyo Isqabadsiin laga sugayo Villa Somalia

Muqdisho ( Kalshaale ) Qoyska MW Xassan Sh oo wada dhul-boobkii ugu xooga badnaa iyo Isqabadsiin laga sugayo Villa Somalia

July 31st, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Damaca la yaabka leh ee R/wasaaraha itoobiya ee Arinta Badda

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa banaanka soo dhigay damiciisa ku aadan in dalkiisa uu helo deked, iyadoo hadalkiisa si aad ah loogu faaqiday warbaahinta caalamiga ah iyo baraha bulshada. Mr. Abiye oo la hadlayay ganacsato iyo maalgashadayaal ka socday dalal kala duwan oo uu dhowr cisho kahor la shiray […]

July 31st, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kulan Xasaasi ah oo ka dhacay Xarunta NISA iyo Wararkii ugu danbeeyay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xarunta Hay’adda Nabad sugidda Soomaaliya ee  NISA, waxaa manta ka dhacay kulamo xasaasi ah oo saacado dheer qaatay, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh ayaa tagey barqaninadii saaka xarunta, 2 saacadood ayuu lakulansanaa Agaasimaha NISA Mahad Salaad kaligiis. Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa loo yeeray oo kusoo biiray, haddana 2 saacadood ka dibna waxaa loo […]

July 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Xildhibaan Sharafta ka qaaday Wasiirka gaashaandhiga Somalia iyo waxa dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid ayaa maanta kulankii golaha shacabka ku hor-weeraray wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), isagoo sheegay in wax masuuliyad ah ama damqasho ah aysan ka heyno waxa ku dhacaya ciidamada qaranka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa baarlamaanka u soo jeediyey inay ka fiirsadaan in wasiirkaan uu […]

July 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Safarka  Xassan Sheikh ee Dhuusamaareeb, dagaalka iyo Damaca kooxdiisa Hoggaanka Galmudug?

Muqdisho ( Kalshaale ) Safarka  Xassan Sheikh ee Dhuusamaareeb, dagaalka iyo Damaca kooxdiisa Hoggaanka Galmudug?

July 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Somalia iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta fiisaha. Caqabaddaha wali jira iyo heshiisyada (Daawo)

Nairobi ( Kalshaale ) Somalia iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta fiisaha. Caqabaddaha wali jira iyo heshiisyada (Daawo)

July 29th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maraykanka oo Cunaqabatayn kusoo rogay Nin Soomaali ah iyo waxa dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee maleeshiyada Daacish ee Soomaaliya. Cabdiweli Maxamed Yuusuf ayaa lagu eedeeyay inuu kaalin muhiim ah ka qaaday gaarsiinta dagaalyahannada ajaanibta ah, saadka iyo saanad kale oo ay Daacish u soo wakiilatay. “Maanta (Khamiis) Xafiiska Ilaalinta Hantida Dibadda […]

July 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwaynaha Ruushka Muxuu u ballan qaaday Afrika ?

London ( Kalshaale ) Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u sheegay hoggaamiyayaasha iyo mas’uuliyiinta waddamada Afrika Khamiistii in Moscow ay siin doonto qamadi iib ah ama bilaash ah waddamada ugu baahida badan, si looga hortago hubanti la’aanta cuntada caalamiga ah ee ay sababtay diidmada Ruushka ee dhoofinta qamadiga Ukraine ee mara Badda Madow. Putin oo […]

July 28th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood: Hogaanka Cusub ee SSC Khaatumo oo la dhaariyey iyo Khubadii Garaadka (Daawo)

Laascaanood  ( Kalshaale ) Gollaha Hoggaaminta SSC-Khaatumo  oo ka kooban 45 Xubnood ayaa maanta lagu dhaariyey  magaalada Laascaanood, waa Talaabo weyn, taas oo saameyn kuyeelan doonta dhinacyo kale duwan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay hogaanka kala wareegi doonaan gudigii hore ee 33-ka ahaa , kuwaa oo shaqo adag soo qabtay marxalad adagna ka soo gudbiyey […]

July 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW. Xamse oo si yaab leh uga hadlay Weerarkii Xerada Jaalle Siyaad ee Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan dalka Tanzania ayaa ka hadlay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee maalin ka dhacay Kuliyadda Jaale Siyaad ee Muqdisho. Xamse oo khudbad u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddanka Tanzania ayaa hadal jeedintiisa kusoo kooban tacsi uun, taas oo uu diray ehellada […]

July 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented