Home » June 30th, 2019 Entries posted on “June, 2019”

Maxaad ka ogtahay Halista ku duugan Xuska Maalinta YOOGA iyo Waxay Salka ku hayso !

Buuhoodle ( Kalshaale ) Xukunka yoogada waxaa ka hadlay culumo badan oo caan ah, kuwaas oo tilmaamay in aysan bulshada muslimiinta u  banaanayn yoogadu  waxaana kamid ah culumadaas  Dr Zaakir Naik, Sh maxamed ibnu saalix almunjid sidoo kale waxa fatwo wadareed ka soo saaray dhammaan culumada wadanka Maleesiya taas oo ay uga dhigeen dadka musliminta […]

June 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Muqdisho oo siwayn looga Xusay 1-da Luulyo iyo Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgelaya munaasabad haatan ka socota Madaxtooyada Qaranka oo lagu xusayo Maalinta Xorriyadda Gobollada Koonfureed iyo Israacii Koonfur iyo Waqooyi. “Caawa oo kale 59 sano ka hor, calankeenna quruxda leh ayaa la taagay guud ahaan dalka taas oo astaan u ahayd halgankii […]

June 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SAWIRRO: Nairobi oo si aan Horay loo Arag looga Xusay Caawa 1-da Luulyo

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa caawa ka socota Munaasibad Balaadhan oo Lagu Xusayo Maalinta Xoriyadda  Gobolada Koonfureed ee dalka, Taasi oo ku beegay 1- Julay Ama Luulyo. Munaasibadan waxaa soo Qaban Qaabisay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, waxaana ka Qayb galay Masuuliyin, waxgarad, siyaasiyiin iyo Qaybaha kala duwan ee […]

June 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Hargeisa Shir ugu Qabtay Beelaha Harti iyo Arimo Xasaasi ah oo Looga hadlay !

Hargeisa ( Kalshaale ) Dr. Cali Khaliif Galaydh  ayaa magaalada Hargeisa Kulan ugu Qabtay Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Harti Waxaana Looga hadlay Arimo kala duwan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dr. Galaydh ayaa ugu horayn ka hadlay Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland ay ku Galeen Caynaba, Wuxuuna sidoo kale xusay inay Jireen Kulamo ka horeeyay Shirkaasi oo […]

June 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Madaxwaynaha Galmudug oo Muqdisho yimid iyo Madaxwayne Farmaajo oo Villa Somalia ku Qaabilay

Muqdisho ( Kalshaale ) Axmed Ducaalle Geelle  Xaaf Madaxwaynaha maamulka Galmudug ayaa maanta soo gaadhay  caasimada dalka ee Muqdisho, Waxaana  Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne Xaaf ayaa si toos ah u tegey madaxtooyada qaranka isagoo kulan la yeeshay  Madaxweynaha Soomaaliya […]

June 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Waddo Cusub oo laga dhisay Muqdisho ugu magac daray Abwaan Tima-cadde

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xadhiga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xidha degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxwayne Farmaajo  ayaa Jidkan Cusub oo ku yaala mid kamid ah Wadooyinka Halbowlayaasha u ah Muqdisho ayuu ugu  magac daray […]

June 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xukunkii lagu Riday Ragii Diley Caasha Ilyaas iyo Racfaan kale oo laga diiday & Waxa dhacay [Daawo]

Garoowe ( Kalshaale ) Maxkamada Rafcaanka gobolka Nugaal ee Puntland ayaa xukun dil ah ku xukuntay saddex nin oo loo haystay kiiskii kufsiga iyo dilka ee lagula kacaya alle ha u naxariistee Caa’isho Ilyaas Aadan oo ahady gabar 12 Jir ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Maxkamada rafcaanku waxay ku raacday go’aankii dilka ahaa ee ay […]

June 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Puntland Cashuur Xad dhaaf ah Kusoo Rogtay Badeecadaha ka yimaada S.land

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Maamulkan Puntland ayaa qaatay mid kamid ah go’aanadii ugu adkaa ee ka dhan ah maamulka Somaliland oo muddo badan raadinayo madax banaani. Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Puntland ayaa canshuur xad dhaaf ah kusoo rogtay badeecadaha laga keeno deegaanada Maamulka Somailand. War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi […]

June 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

XAAF oo ku Wajahan Muqdisho iyo Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya

Muqdisho ( Kalshaale ) Axmed Ducaalle Geelle Xaaf  Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta gelinka dambe waxaa lagu wadaa inuu soo gaadho Magalada Muqdisho, kadib markii Madaxweyne Xaaf iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ay heshiis ku gaareen Magaalada Cadaado, taasi oo ku aadan in doorasho laga qabto  deegaanada Maamulka Galmudug, si ay dhibaatada kaga baxaan shacabka ku […]

June 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Beel Hub Miisaan Culus iyo 500-Ciidana ku Wareejisay RW. Khayre

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada Xeraalle ayaa Gaadiid dagaal oo Noocyo kala duwan leh  iyo Ciidamo gaadhaya 500 Waxay ku Wareejiyeen Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxgaradka ayaa sheegay inay  Qaranimo door bideen, waxayna xuseen inay Ciidankan iyo Hubkan Naftooda ku difaacan jireen, hadana ay Waajibkaas […]

June 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented