|

Madaxwayne ku xigeenka Galamudug oo Laascaanood lagu soo dhoweeyay (Daawo)

LaascaanoodĀ  ( Kalshaale ) Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-cali oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa Kulan la qaatay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Mud. Cali Daahir Ciid oo booqasho laba Maalmood ah ku joogaya Caasimadda Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulanka ayaa waxaa ka qayb-galay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka DF, Madax Sare oo ka tirsan Maamulka SSC-Khaatumo, Wasiiro iyo wefti ka socda Maamulada Galmudug iyo Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Gobeleedka Galmudug Mud. Cali Daahir Ciid oo uga mahad naqey Shacabka iyo Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo si wayn Maanta ugu soo dhaweeyey Caasimada Laascaanood .

Dhinaca kale Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud.C/Qaadir Axmed Aw-Cali ayaa ka hadlay waxay ka dhigan tahay Booqashada Madaxweyne ku xigeenka Maamul Gobeleedka Galmudug Mud. Cali Daahir Ciid ee Laascaanood .

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=66459

Posted by on Jan 21 2024. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Madaxwayne ku xigeenka Galamudug oo Laascaanood lagu soo dhoweeyay (Daawo)”

  1. Horta waxaan salaan sharaf u dirayaa Mulkiilaha Kalshaale.ca
    Inaad soo noqday oo nooshahay. Runtii ma ogi waxa ku maqnayd.
    Qayr badan kuu rajayn.

    Haddaan kaftamo:
    Boowe thanks mar haddii xumaddii (Qandhadii) Goojacadde kaa degtayšŸŽƒ
    Salaan kulli.

  2. Horta aniga ma aqaan madaxweynaha kuxigeenka Galmudug, kollay in Mareexaan yahay u malayn.
    Arinkaan waa shaqo laga rabay madaxda Somalida oo dhan macal madaxweyne Culusow.
    Sheekadii Isaaqa halaga ilaaliyo xinifta, taas hadda waa dhamaatay mar haddii dalka Xabashi intii Somali u hartay ay ka iibsanayaan.
    Great man; Cali Daahir Ciid. Vice president of Galmudug, taariiq buu sameeyey.
    Deni iyo Culusowna waan sugaynaa.šŸ‘‹

    Somali “Goortay iswada dooxatay ayuu daad usoo galay” erayadii Cabdulahi Suldaan Timacadde. Jano iyo raxmo alle ha siiyo.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented