Home » December 31st, 2022
Entries posted on “December, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo xusay kororka miisaaniyadda ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda, gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda iyo khubarada dhaqaalaha Soomaaliyeed diyaarinta iyo jaangoynta miisaaniyad waafaqsan hiigsiga qaran ee horumarka, dib […]
December 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) NISA oo la wareegtay deegaankii labaad ee Al Shabab lacagaha uga guran jirtay reer Muqdisho.
December 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood iyo dhibaatooyinka ay ka gaystay Somaliland. “Waxaan murugada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada dadkii birimageydada ahaa ee ciidanka Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, anigoo Alle u weydiinaya in uu hoygooda ka yeelo Jannatul […]
December 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii wax ku noqday dhacdooyinkii bahalnimada ahaa ee maamulka Somaliland ka gaystay magaalada Laascaanood maalmihii lasoo dhaafay. Waxaan ilaahay uga baryayaa in uu u naxariistoo intii dhimatay, inta dhaawaca ahna u boogo dhayo Dadkaas shacabka ah ee aan u hubaysnayn ee la laayey waxay usoo bexeen […]
December 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga caasimadda. Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan ehelada ay ka geeriyoodeen dadkii birmo-geydada ahaa ee ku dhintay bannaan-baxyada ka dhacay magaalada […]
December 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Boosaaso ( Kalshaale ) Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Madaxda dhaqaka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arimo kala duwan iyo xaalada magaalada Laascaanood. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu ugu horayn tacsi u diray dadkii ku dhintay magaalada Laascaanood, wuxuuna fariin u diray maamulka Somaliland. “Waxaan leeyahay maamulka Somaliland arintani maaha wax qurux badan, wayna […]
December 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Lascanod ( Kalshaale ) Garaad Saleebaan Iyo Laascaanood “Ragga waxaan leeyahay Hubkiina lasoo baxa”
December 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) DF Soomaaliya sidee isku waafajin kartaa Midnimada Dalka iyo Laascaanood (Daawo)
December 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed, Raysal wasaareyaal hore C.wali Cali gaas, Xasan Cali Khayre, Cumar C.rashiid Cali Sharma’arke, Iyo Madaxwaynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maamulka Somaliland ugu baaqay inuu joojiyo daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed ee magaalada Laascaanood. “Maamulka Somaliland waxaanu ugu baaqaynaa inay ilaaliyaan, Xaquuqda, Badqabka, Sharafta iyo dhiiga Shacabka […]
December 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kacdoonka Shacabka Xaq u dirirka ah ee ka socda magaalada Laasaacnood, iyadoona maanta culimada masaajidu ay ku dhowaaqeen Jihaad iyo maleeshiyaadka Somaliland ay isaga baxaan Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland ayaa maanta oo jimce ah dad hor leh ku dilay magaalada Laascaanood, Waxaa sidoo kale jira […]
December 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »