Home » November 30th, 2020
Entries posted on “November, 2020”

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u yeedhatey safiirkeedii Kenya shaley iyadoo sidoo kalena u dirtey safiirka Kenya wadatashi. HALKAN Dhegayso WARAYSI Dowlada federaalka ayaa ku eedeysey dowlada Kenya in ay faragelin ku heyso Arrimaha Soomaaliya iyo doorashada, ayada oo u adeegsaneysa, sida ay hadalka u dhigtay, madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. Dhinaca kalena, […]
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Iyadoo Muddooyinkii dambe Bulshada ku nool Deegaanadda Puntland ay siwayn uga Cabanayeen Sicir Barar dhinaca Dhaqaalaha ah, Islamarkaana uu Sarifka Lacagta Dollarka ah gaadhay Halkaasi ugu saraysay, ayaa maanta go’aan kasoo baxay Xukuumadda Puntland waxay ku sheegtay inay Joojisay in dekedda Boosaaso lagu Cashuuro waxyaabaha kasoo dega Lacagta Shilin Soomaaliga ah. […]
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa shaacisay in aanay ka helin warqad rasmi ah oo ku saabsan codsiga dowladda Soomaaliya u dirtay in Safiirka Kenya Lucas Tumbo inuu ka tago Muqdisho, una yeeratay Safiirkeedii Nairobi u joogay Amb. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan). War saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya […]
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Fadhigii barlamaanka Puntland ee maanta ayaa Xidhmay, Kadib markii uu buuq hadheeyey , Waxaana War kasoo baxay Gudoonka barlamaanka lagu sheegay inuu fadhiga hakiyey ka dib markii 5xildhibaan is hor taageen habsami u socodkii shaqadii golaha. Dhinaca kale Xildhibaano ka tirsan barlamaanka Puntland oo Garoowe shirjaarid ku qabtay ayaa Gudoomiyaha barlamaanka […]
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Doha ( Kalshaale ) Sheikh Abdirashiid Suufi : Adduun Iyo Aakhiro / Is Barbar dhig Cajiib ah
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale) Sucuudiga oo ka dalbaday Turkiga Diyaaradda Bayraqdaar Iyo Warbixin Cusub
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday jaamacad ku taalla magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayna ku dhinteen 148 qof ayaa isku dilay gudaha xabsiga, sida laga soo xigtay booliiska iyo maamulka xabsiga. Afarta qof ee lagu eedeeyay weerarka waxaa […]
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Cisbitaalka weyn ee caasimadda gobolka Tigray ee dalka Itoobiya waxaa gabaabsi ku ah dawada, xilli lagu dabiibayo dadkii ku soo dhaawacmay dagaalka Waqooyiga itoobiya ka socda, sida ay sheegtay hay`adda Laanqeyrta Cas. Ra`iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada federaalka ay la wareegeen magaalada Makelle ee Xarunta u ahayd […]
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kulan ay Midowga musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ku yeesheen hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga arrinsanayeen doorashada dalka iyo fal-celintii ka dhalatay war-saxaafadeedkii ay soo saareen laba maalin ka hor. Shirkan waxaa markii dambe kusoo biiray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye […]
November 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka ka ceyrisay safiirkii dowladda Kenya, iyadoo ku amartay inuu dalkiisa ku laabto, Sidoo kale waxay u yeeratay safiirkeeda ka jooga Nairobi Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dowladda Soomaaliya ayaa Kenya ku eedeysay inay faragelin qaawan ku heyso arrimaha gudaha Soomaaliya, isla markaana ay […]
November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »