Home » August 31st, 2019
Entries posted on “August, 2019”

Muqdisho ( Kalshaale ) Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi xasan Maxamed (Xijaar) oo Maanta xilka la wareegay ayaa sheegay inuu yahay sarkaal garanaya howsha laga sugayo , Wuxuuna jeediyey Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliyaha ayaa sheegay in isagoo Maamulka gobolka Banaadir kaa shanaya Dhagxaanta Jidadka ku Xidhan […]
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Burco ( Kalshaale ) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in haddii doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland la qaban waayo, in taasi bedelkeeda la qaban doono doorasho madaxweyne oo xilligeeda ka soo hor marta. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Hadii uu muuse sidan aanu waxba ka badali mayno, Ku eegi mayno, Doorasho Xiligeeda […]
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Maamulka Jubbaland ayaa jawaab ka bixiyey go’aankii ay dowladda Soomaaliya kusoo Rogtay diyaaradaha ka tagaya ama imanaya Kismaayo inay soo maraan Muqdisho, iyo kii ay ku sheegtay inay maamul cusub ugu dhiseyso Jubaland. War-saxaafadeed kasoo baxay Jubaland ayey ku sheegtay in aanay go’aamada xukuumadda Soomaaliya wax saameyn ah ku yeelan doonin […]
August 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Badhan ( Kalshaale ) Wafdi ka socda Puntland ayaa soo gaadhay magaalada Badhan, Waxayna Booqasho ku tageen Xerada Ciidamadii dhowaan ka goostay Somaliland, Garoonka Diyaaradaha iyo Cisbtaalka guud ee magaalada Badhan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirada Caafimaadka, Duulista Hawada, Taliyaha Ciidamada iyo masuuliyiinta kale ka socday Puntland ayaa ka hadlay Waxyaabaha ay ku arkeen goobaha […]
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa Maanta CIidamada Dawladdu waxay ku xidheen Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdrashiid Janan. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Soomaaliya ay xireen, xilli uu ka yimid Kismaayo, isla markaana uu Transit ku ahaa Garoonka Muqdisho, kuna sii jeeday magaalada Addis Ababa. C/rashiid Janan ayaa loo heystaa eedeymo […]
August 31st, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Cadaado ( Kalshaale ) Maxay Kala Kumeen Dhuusamareeb Ciidankii AMISOM ee DF ay gaysay
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir ah maanta u saxiixay 23 Milyan Yuuro oo midaqga Yurub ay ku maal gelinayaan mashruuca horumarineed ee Eng. Yariisow oo ka qayb qaadanaya horumarinta magaalooyinka Muqdisho iyo […]
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Tokyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe. Wada-hadallada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Shinzo Abe ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal […]
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Burco ( Kalshaale ) Ciidamo Sabab la yaab leh u Xidhay Gabdho Itoobiyaan oo Meherad ka shaqaynayey
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Ciidamada Hiil-walaal ee Dalka Jabuuti oo qayb ka ah Howlgalka AMISOM ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug. Saraakiisha Qaybta 21aad, Xildhibaano Heer Federaal ah iyo Bulshada ayaa soo dhoweeyey ugana hortagay Duleedka Dhusamareeb. Ciidamada ayaa soo maray Magaalada Guriceel waxaana hada soo dhowayn loogu samaynayaa Garoonka Kubbada […]
August 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »