Home » June 30th, 2022
Entries posted on “June, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa magacaabidii koowaad sameynaya saacadaha dhaw, wuxuuna magacaabayaa Xoghayaha joogtada ah ee Xaafiiska Raysalwasaaraha, iyadoo loo magacaabayo Mohamed Abukar Zubeyr, ookamid ah hadda Agaasimayaasha wasaaraddaha dawladda. Subeyr ayaa macalin kanoqday Jaaamacada SIMAD ee Muqdisho, isagoo ay si gaar ah saaxiibo dhaw u ahaayeen Xamse, xilina madax usoo noqday masuulka […]
June 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale )Anjanette DeCarlo, oo ah saynisyahanad PhD ah ayaa Mulkiilaha shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay in uu Kufsi u gaystay. Waxay sheegtay in ay cilmi baadhis ka wadday Somaliland, iyadoo wakhtigaasi oo ahayd 2018kii ay Barkhad la kulantay isaga oo usoo bandhigay in ay shirkaddiisa la fuliso mashruucaas […]
June 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay Xaalada dadlka iyo arimo kala duwan oo muhiim ah, wuxuuna Fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Madaxtooyada aan Daganahay ah in Gabar yar oo afrikaan ah oo aan Muslim ahay ay iga ilaaliso qof Soomaali ah wax la […]
June 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Maxaa lagu xasuusan doonaa Raysalwasaare Rooble
June 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin ku saabsan xaaladdiisa caafimaad, waxa uun uga mahad-celiyey ducada iyo dareenka ay u muujiyeen muddadii uu u hoggaansanaa habraaca iyo talooyinka bahda caafimaadka ee COVID-19. […]
June 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaan maalmahan la socday doodda miisaaniyadda sanadka 2022 oo meel adag maraysa, eedo badanna loo jeedinayo Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Balse waxaan idinla wadaagayaa xaqiiqooyinka ku gadaaman eedeymaha loo jeediyay Wasiirka oo ahaa shakhsiga loogu necebyahay, hadda loogu neceb yahay, madax iyo minjaba, gudaha Dowladda sababaha hoos ku xusan iyo kuwa […]
June 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha 21aad ee Soomaaliya , Xamse Cabdi Barre ayaa Saaka oo Arbaca ah tagay xafiiska , halkii oo ay uga billaabatay maalintii u horreysay ee shaqada, ka dib markii uu shalay xilka kula wareegay xaflad ka dhacday barxad ku taalla bartamaha dhismaha uu ku shaqeeyo Ra’iisul wasaaraha iyo Golaha wasiirrada. […]
June 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedayn uga timid Somliland, taas oo ku saabsan sida loo qeybsaday xujeyda sannadkan. Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa sheegay inaan la siyaasadayn qeybsiga xujeyda laguna salayn nidaamka 4.5 ama maamulada dalka ka jira. Wasiirka ayaa sheegay in shirkaddaha ku […]
June 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Ciidamada Sudan ayaa weerar culus ku qaaday ciidamada Ethiopia ee ku sugan xuduudda, xilli ay xiisad xooggan ka dhex-qaraxday labada dal. Weerarka ayaa yimid kadib markii la dilay toddoba askari oo reer Sudan ah oo ay qabteen ciidamada Ethiopia 22-kii June, islamarkaana meydadkooda lasoo dhigay waddooyinka ayada oo sawirradooda la wareejinayey […]
June 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilka ku wareejiyey Raysal wasaaraha Cusub ee dalka Xamse Cabdi Barre. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Waxaan mahad naq ballaadhan u gudbinayaa Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo fursad ii siiyey in aan dalkeyga u adeego labo sanno”. ayuu yidhi Rooble. Wuxuu sidoo […]
June 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »