Home » October 31st, 2020
Entries posted on “October, 2020”

Nairobi ( Kalshaale ) Dawladaha Suudaan iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis lagu soo celinayo xasaanaddii madaxbannaanida ee Dowladda Suudaan ay ku lehayd Caalamka. Wasaaradda Caddaaladda ee Suudaan ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in heshiiska lagu xallin doono kiisas ka dhan ah Suudaan ee la geeyo maxkamadaha Mareykanka, oo ay ka mid tahay […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

London ( Kalshaale ) Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden ayaa jawaab kulul ka bixiyey aflagaadada iyo weerarka uu madaxweyne Trump mar kasta kula kaco Soomaalida. Trump ayaa ku eedeeyey Biden inuu doonayo inuu sare u qaado qaxootiga imanaya Mareykanka 700%, oo uu dalka soo geliyo qaxooti ka imanaya “dalal halis ah oo […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay inuu fahamsan yahay dareenka ay Muslimiinta ka qabaan sawir gacmeedyada lagu aflagaadeynayo Nebi Muxamed NNKH, wuxuuna carabka ku dhejiyey in dowladdiisa aysan marnaba taageersaneyn sawirradaas. Wareysi gaar ah oo uu siiyey Aljazeera ayaa Macron waxa uu kaga hadlay carrada ka dhalatay sawir-gacmeedyada aflagaadada ah ee […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kaslhaale ) Donald Trump Madaxwaynaha dalka Maraykanka oo goob fagaare ah kula hadlayey boqolaal ka mid ah taageerayaashiia ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday, Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congresska dalkaasi. Trump ayaa inta uu waday hadal-jeedinta ku soo celceliyey magaca Ilhaan Cumar, illaa ay ku buuqaan tageerayaashiisa. Sidoo […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Cusub ee Amnigu Muxuu kala hadlay Masuuliyiinta Amniga
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga Qaramada Midoobay ee la socodka cunaqabatayta saaran Soomaaliya ayaa sheegay in Xooggaga hubaysan ee Al-Shabaab ay adeegsadeen madaafiic ay soo saartay Kuuriyada Woqooyi isla markaana lagu duqeeyay xuruhama UN-ka ee magaaladda Muqdisho. Yonhap News Agency oo laga leeyahay dalka Koofurta Kuuriya ayaa lagu daabacay in xoogga hubaysan ee Al Shabaab […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jowhar ( Kalshaale ) Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dhaariyay Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee DG Hir-Shabeelle, waxaana goobjoog ka ahaa xubnaha Guddiga soo xulay iyo mas’uuliyiin kala duwan. Goobta lagu dhaariyay waxaa ku sugnaa 90-Xildhibaan oo qayb-qayb kitaabka gacanta loogu saaray, saf dheer ayay u galeen miis la dul dhigay Kitaabka Qur’aanka Kariimka si loogu […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Maxkamad ku taalla Kenya ayaa Jimcihii laba nin ku kala xukuntay 33 iyo 18 sano oo xarig ah kaalintii ay ku lahaayeen weerarkii sanadkii 2013-kii ee lagu qaaday Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaasi oo ay ku dhinteen 67 qof magaalada Nairobi. Maxamed Axmed Cabdi iyo Xusseen Xassan Mustafa ayaa loo […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jigjiga ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa billaabay qorshooyin uu kusoo dhoweysanayo Soomaalida ku nool dalkaas, xilli Itoobiya la filayo inay doorashooyin ka dhacaan sanadka soo socda. Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa shalay magaalada Godey ka daah furay mashruuc lagu dhisaayo wado muhiim ah oo gaarayso 300 kmg. Mashruucaan oo ku baxayaa lacag […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Dawladda Shiinaha ayaa dib u billowday xiisad xoogan oo muddooyinkii dambe kala dhaxeysa Taiwan, oo ay ku doodo inay tahay qeyb ka tirsan dhul-weynaheeda, halka ay iyaduna taasi badalkeeda ku andacooneyso. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian ayaa saddexdii maalmood ee u dambeeyay baraha bulshada ku baahinayay hadalo u muuqday […]
October 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »