Home » February 28th, 2021 Entries posted on “February, 2021”

DHEGAYSO: Cumar C.rashiid oo ka hadlay Xaalada dalku galay , Doorashada iyo Heshiiskii dhacay

Nairobi ( Kalshaale ) Dalka Soomaaliya wali ma jiro heshiis iyo jadwal rasmi ah oo ku aadan xiliga rasmiga ah ee ay doorasha madaxtanimada ay dalka ka dhici doonto. HALKAN KA DHEGAYSO Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ayaa Khamiistii magaalada Muqdisho kuwada gaaray heshiis lagu qaboojinayay xaaladda caasimadda oo meel halis ah bishan dhexdeeda […]

February 28th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maraykanka oo Sheegay in Abiye Axmed uu Gumaad ku hayo Tigreega iyo Isir La dagaalan

Muqdisho ( Kalshaale ) Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times ayaa lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole nidaamsan oo ah isir sifayn” iyadoo loogu ganbanayo dagaalka gobolka Tigray, oo ah aag ay inta badan gacanta ku hayaan maleeshiyada Amxaarada ee waqooyiga dalka. New York […]

February 28th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Raysal wasaare Rooble oo Kulan la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka (Warbixin)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka. Kulanka ayaa looga hadlay sii wadista wada xaajoodyada DF Soomaaliya  iyo Dowlad-goboleedyada ee la xidhiidha hirgalinta heshiiskii 17-kii September 2020 iyo qodobbadii Guddigii farsamo ee Baydhabo. Shirkan ayaa sidoo kale lagu bogaadiyay isfahamkii […]

February 28th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: IIRAAN oo Qarxisay Markab ay leedahay Israel iyo Siday wax u dhaceen

Hargeisa ( Kalshaale ) IIRAAN oo Qarxisay Markab ay leedahay Israel iyo Siday wax u dhaceen

February 28th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Dhuusamareeb oo lagu Qabtay Munaasibad lagu Maamusayo dhaqanka

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Dhuusamareeb oo lagu Qabtay Munaasibad lagu Maamusayo dhaqanka

February 28th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Uhuru Kenyatta oo la wareegay Hogaanka Ururka EAC Iyo Codsigii Somalia oo aan la Aqbalin

Nairobi ( Kalshaale ) Ururka Bushada Bariga Africa ee East Africa Community (EAC) ayaa dib u dhigay inuu eego codsiga Soomaaliya ay uga mid noqoneyso ururkaas. Intii uu socday shir madaxeedkii 21-aad ee ururkaas oo ku dhacay qaab online ah, ayaa ururka wuxuu sheegay in codsigii Soomaaliya ee ka mid noqoashad aan weli la qaban. […]

February 28th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nin Soomaali ah oo Xaaskiisa ugu dilay London Arin yaab leh oo Xukun lagu riday

London ( Kalshaale ) Maxkamad ku taalla magaalada London ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaadin Somali British ah, kaasoo bishii April ee sanadkii hore xaaskiisa ku dilay xaafada ay ka degan yihiin Soomaalida Edmonton Green ee Waqooyiga London. Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 sano jir darawal basaska dadweynaha ah ayaa maxkamadda ka hor qirtay in […]

February 28th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Dagaalka Ilhaan Cumar iyo Dhaxal Sugaha Sucuudiga Waxa kala Qabsaday & Sirtii Maraykanku shaaciyey

Hargeisa ( Kalshaale ) Dagaalka Ilhaan Cumar iyo Dhaxal Sugaha Sucuudiga Waxa kala Qabsaday & Sirtii Maraykanku shaaciyey

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Nin ku xidhnaa Hargeisa 20-Sanno oo Lacagtii uu ka bixiyey Mulkiilaha Astaan oo Xabsiga ku bartay

Hargeisa  ( Kalshaale )  Waa kulan Farxadeed, Waa Maxbuus Alle ka fayday Kurbadii haysatay, Waa Maxamed Muuse  oo Qowmiyadda Oromada u dhashay,  oo Xabsiga magaalada Hargeisa Galay isagoo 20-Jir ah Sanadii 2001, Wuxuuna maanta kasoo baxay  isagoo Jira 40-Sanno. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdi Maalik Sheikh Muuse Coldoon ooka warbixiyey Sida uu Maxamed Xoriyadiisa ku […]

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO Prof. Buubaa “Anigu Somali baan ahay, oo Soomaalidu ma kala Maaranto, Igu Nac ama igu Jecloow”

Hargeisa ( Kalshaale ) Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa  oo Xilal kala duwan kasoo Qabtay  Soomaaliya, Sidoo kalana hada kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan kala tagi Karin. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ummadda Soomaaliyeed waa maqaar aan kala go’i karin oo isku baahan, inaynu been […]

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented