Home » January 31st, 2022
Entries posted on “January, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas, Maxamed Bin Raashid Ala-Maktoum. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulanka labada mas’uul ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga labad dal, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga iyo horumarinta […]
January 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Khadiija Maxamed Diiriye ayaa markale ku guuleysatey kursiga tirsigiisu yahay HOP 097 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle. Khadiija Maxmed Diiriye oo hadal ka jeedisay kadib guusheeda ayaa u mahad-celisay beesheeda, oo ay sheegtay inay wax ku tahay, ayada oo ballan-qaaday inay […]
January 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hiiraan ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cakiran ee magaaladaasi iyo ciidamada ay dhowaan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya geysay halkaasi. Jeesow oo u warramay Shabelle TV ayaa ugu horreyn taageeray ciidamada ay dowladdu todobaadkii lasoo dhaafay […]
January 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Imaaraadka oo Diblumaasiyad kaga hortegay Maraykanka Iyo Waxa dhacay
January 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Khadiijo Diiriye iyo xubnaha kusoo bixi doona lixda kursi ee lagu dooran doono Jowhar
January 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jowhar ( Kalshaale ) Baarliin Gabadhii la tartami lahayd Khadiija Diiriye oo la reebay
January 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dhacdo xanuun badan oo Caawa ka dhacday magaalada Laascaanood, Kadib markii dablay hubaysan ay goordhawayd dil ugu gaysteen lamaane is qaba xaafada farxaskule xili ay kusii socdeen gurigooda. Lama oga cida dilka gaysatay balse waa markii labaad bil gudaheed oo dil noocan oo kale ah […]
January 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dubai ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kulammo kula yeelan doono madaxda ugu sarreysa dalka Imaaraadka Carabta Xafiiska Raysal wasaarha ayaa sheegay in Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ee dalka Imaaraadka in ujeedkeedu yahay xoojinta xiriirka […]
January 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Istanbul ( Kalshaale ) Doorashadii Soomaalida ee Ankara iyo Siday wax u dhaceen
January 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku sii jeeda dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, kaddib martiqaad rasmi ah uu ka helay dowladda Imaaraadka Carabta. Socdaalka Ra’iisul Wasaare Rooble ee Imaaraadka ayaa noqonaya kii u horreeyay oo Mas’uul heerkiisu sareeyo oo dowladda Federaalka Soomaaliya ka socda ku tago dalkaas, tan […]
January 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »