Home » June 30th, 2020
Entries posted on “June, 2020”

Gaalkacyo ( kalshaale ) Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegey inuu ku shaqeynayo go’aankii dhawaan ee Baarlamanka Puntland “Waxaan soo dhoweynayaa kuna shaqeynayaa go’aankii iyo taladii Baarlamanka aniga oo tixgelinaya hey’adaha sharciga ah ee Puntland”. Deni ayaa xusay inuu u hoggaansamayo baaqii Baarlamaanka Puntland ee ahaa in aanu ka qeyb galin shirka Muqdisho ee […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanod ( Kalshaale ) Wafdi Wasiiro iyo masuuliyiin kale isugu jira oo ka socday Puntland ayay Somaliland dib uga soo celisay Deegaano ka tirsan Gobolka Sool, gaar ahaana deegaanka Karin Laba kamid ah baabuurta dagaalka ayaa gudoomiyaha gobalka Sool u diray deegaankaas, waxaana ay ku guuleysteen in ay halkaas ka celiyeen wafdiga Puntland oo ka […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dib u dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho ayaa faray Xukuumadda in ay sii dhammeystirto qorshaha dib u soo celinta Tuulada Ciyaaraha oo muhiim u ah soo nooleynta tartannada ciyaaraha kala duwan ee dalkeenna. HALKAN KA […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysalwasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guled Khadar ayaa Maanta Xariga ka Jaray dhowr Mashaariic oo laga hirgeliyay Magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xarumaha Xariga laga jaray waxaa ka mid ah Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Boostada iyo isgaadhsiinta ,Degmooyinka Xamar Jajab iyo Yaaqshiid ,iyo wadooyin ay dowladuu dib udhis ku sameysay […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Doha ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dowladda Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman. Kulanka u dhexeeyay labada dhinac ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan, waxaana qeyb ka ahaa xoojinta xiriirka dhaxeeya Soomaaliya […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Baarlamaanka Somaliland ayaa ku dhowaaqay inay Inay kalsoonidii kala Noqdeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe. Waxayna ku eedeeyeen Kicin dad wayne iyo Hadalo uu dhowaan ku Weeraray Gudoomiyaha Baarlmaaanka Baashe Maxamed Faarax iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag. Golaha Wakiilada Somaliland ayaa xeer ilaalinta ugu baaqay in ay […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa Xalay kulan ku yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif galadh oo ay kala fogaayeen tan iyo markii Muuse Biixi la doortay Sanadii 2017. Kulanka dhexmaray ayaa u muuqda midkii ugu horeeyay ee Noociisa ah oo ay yeeshaan tan iyo markii la doortay […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta banaan-baxyo rabshada wata ay ka bilowdeen dalkaasi, kuwaas oo ka dhashay toogasho xalay loo geystay fanaan Haacaaluu Hundeessaa oo caanka ahaa wadankaasi. Fanaanka oo ka soo jeeday Qowmiyadda Oromada ayaa caan ku ahaa dibad-baxyadii Itobiya ka dhacay sanado ka hor, waxaana toogasho […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Waxaa maalmihii lasoo dhaafay dood dhaliyey Hadalo ay jeediyeen Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland , waxaana soo ifbaxday in durba yoolkii loo baahanaa meel aan ahayn inay shiishka saareen. Waxay Qaar kamid ah jeediyey Hadalo gef ah ku ah Bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda, iyo Weerar ay ku qaadeen qaar kamid ah […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Mareegaha Internetka kula […]
June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »