Home » January 31st, 2020
Entries posted on “January, 2020”

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Waxbarashadda DF Soomaaliya Cabdillaahi Goodax Barre ayaa ka Warbixiyey waxyaabaha ay isku hayaan Wasaaradda Waxbarashada DFS iyo Maamul Goboleedka Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiir Goodax ayaa sheegay inay tahay Arin Fudud oo aan shaqo ku lahayn Dastuurka, Wuxuuna sheegay inay tahay oo keliya “Ardayga waa inuu imtixaanka galo oo […]
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qaylo dhaan kasoo saaray Xaalada ay marayso Galmudug, Wuxuuna soo jeediyey Tallooyin kala duwan oo Xal lagu gaadhi karo, Wuxuuna Sidoo kale ka digay inay Galmudug ku noqoto halkii ay ka timid. “ Deegaannada iyo dadka ku abtirsada Dowlad-goboleedka Galmudug taariikh ahaan waxay […]
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( kalshaale ) Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ( Janan) Wasiirkii Amniga Jubbaland ee ka Baxsaday Xabsigii Muqdisho ee DFS Soomaaliya ku haysay, ayaa maanta Doon ku galay Magaalo Xeebeedka Kismaayo, Waxaana Goor dhowayddiyaarad looga qaaday Kismaayo, Isagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa Xaqiijiyay in Cabdirashiid Janan […]
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Nairobi ( Kalshaale ) Geella Sida loogu dhaqdo Gudaha Kenya iyo Soomaali ku dhaqata
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale) Safaaradda Somalia Shaqo kuma laha, Celinta dadkii Dawladda Turkigu keentay”
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Fadeexadda ka dhalatay Dhalinyarada Reer Sudan ee Imaaraatku Khiyaameeyeen iyo Warbixino Xiiso leh
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Khudbadii uu Turkiga ka jeediyey Sh. Cabdirashiid Cali Suufi
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kampala ( Kalshaale ) Ilaa 1,000 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ayaa la filayaa in laga daad-gureeyo gudaha dalka Somalia marka la gaaro dabayaqadda bisha soo socota ee Feberaayo. War Saxaafadeed laga soo saaray Shirkii 29-aad ee Guddiga Isku-xirka Hawlgalladda Milliteriga AMISOM ee The AMISOM Operations Coordination Committee (MOCC) ee bishan 28-dii lagu […]
January 31st, 2020 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

London ( Kalshaale ) Ingiriiska oo Maanta ka Baxaya Midowga Yurub iyo Waxa isbedalaya
January 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Maamulka Galmudug ayaa u Muuqda inuu yeelan doono Saddex Madaxwayne iyo Saddex Baarlamaan, oo Laba Fadhigoodu yahay magaalada Dhuusamareeb. Garabka Galmudug ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa doorasho ay ku qabsadeen maanta magaalada Gaalkacyo waxay ku doorteen Madaxweyne kuxigeen iyo Guddoomiye Baarlamaan. Waxay maanta […]
January 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »