Home » August 31st, 2022 Entries posted on “August, 2022”

Dhegayso: Puntland oo Dawladii MD. Farmaajo ku amaantay Arinta Maaliyadda iyo waxa lagu haysto Xukuumadda Xasan sheikh

Garoowe ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda ee Puntland  Xasan Shire  Abgaal oo kamid ah wasiirada ugu saameynta badan ee kudhaw Madaxweyne Deni, ayaa ku eedeeyey dawladda Federaalka ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xassan sheekh in aysan diyaar u aheyn wada shaqeyn dhab ah. HALKAN KA DHEGAYSO “Dowladdii hore ee Madaxwayne Farmaajo wax walba wadar-oggol ayey ahaayeen, […]

August 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Soomaaliya Qaranka u qafaallan maandooriyaha Qaadka iyo Warbixin la yaab leh (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Soomaaliya Qaranka u qafaallan maandooriyaha Qaadka iyo Warbixin la yaab leh

August 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Siciid DENI oo magacaabay Saraakiil Ciidan iyo Xogta isbedelka uu sameeyay

Garoowe ( Kalshaale ) Siciid Deni Madaxwaynah Puntland ayaa isbedel kusameeyey Taliska ciidamada Daraawiishta ee Puntland, waxaana xilka laga qaaday taliyihii hore ee ciidanka, iyadoo lagu bedelay Abshir Cabdi Jaamac oo horey mar uga mid noqday booliska Puntland, haddana kamid ahaa taageerayaasha Deni, sida ay cadeynayaan ilo wareedyo taliyaha cusub ayaa xiligii ay dhacayeen dagaaladii […]

August 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DHEGAYSO: Koofur Galbeed oo ka Warbixisay go’aankii ay qaateen DF Somalia (Waraysi)

Baydhabo ( Kalshaale ) Wasiirrada Maaliyadda ee shanta dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalkaa Soomaaliya. HALKAN KA DHEGAYSO Haddaba sababta arrintan keentay ayaa Wariyaha VOA  Maxamed Cabdi Sandhere uu weydiiyey Wasiirka Maaliyadda ee Koonfur Galbeed Axmed Maxamed Xuseen […]

August 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW. Xamse Barre oo dalka dib ugu soo noqday, kadib safarkii Tunis

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ka soo qaybgaleen shirkii Caalamiga ahaa ee TICAD8 ee lagu qabtay magaalada Tunis. Ra’iisul Wasaaraha oo xubnaha wafdigiisa ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta […]

August 31st, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MD Xasan Sheikh oo dib ugu soo celiyey derajooyinkii NISA Gen. Cabdalla Cabdalla

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku saleeyey […]

August 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maamulada Somalia oo Joojiyey Wadashaqayntii DF Somalia

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawlad gobaleedyada Soomaaliya ayaa joojiyey wada shaqeynta ay lalahaayeen Wasaaradda Maaliyada Federaalka Soomaaliya. Wasiiradda Maaliyada Heer Dawlad gobaleed ayaa ku eedeeyey Wasaaradda Federaalka in ay garab martay dhammaan Heshiisyadii ay kuwada shaqeynayeen 5-tii sanno ee lasoo dhaafay, kaas oo keenay in Hanaanka Deyn Cafinta wax badan horumar ah laga gaaray. Xiligii […]

August 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Jahawareer ka tagan NISA, Mahad Salad oo markale Isbedelo sameeyey iyo waxa dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Jahawareer ayaa  taagan Hay’adda NISA, iyadoo Agaasimaha NISA  Mahad Salad uu markale Isbedelo sameeyey , Sidoo kale Unugyo Shaqo oo la burburiyey. HALKAN KA DAAWO VIDEO Warbixinta waxaad uga bogan doontaa isbedelada ka dhacay hay’adda NISA,   Saraakiisha meesha laga saaray. Waxaa lasoo kordhiyey xil cusub oo loo dhiibay nin dhowaan kasoo […]

August 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dharbaaxo ku dhacday William Ruto iyo Muranka Doorashada Kenya

Nairobi ( Kalshaale ) Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee, William Ruto. Codsiga ayaa ahaa in lix kamid ah guddiga doorashada (IEBC) laga mamnuuco ka qeyb galka dacwadda doorashada madaxweynaha, iyadoo go’aamisay in khilaafka la horkeeno garsoorayaasha. Ruto, ayaa doonaya in afarta xubnood ee […]

August 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Itoobiya maxay ku diiday inuu Booqdo MD. Xasan sheikh iyo Xog Cusub waxay ka Cadhootay

Muqdisho ( Kalshaale ) Itoobiya ayaa ka gadoodey go’aanka maamulka Xasan Sheekh uu xayiraada uga qaadey Jaadka Kenya, sidda uu shaaca ka dhigay falanqeeye Faysal Cabdi Rooble. Rooble ayaa rumeysan in cagajiidka uu ra’iisul wasaare Abiy Axmed ka muujinayo la kulanka madaxwayne Xasan Sheekh ay salka ku hayso qadiyaddan.  Socdaalkii ugu dambeeyay ee Madaxwayne Xasan […]

August 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented