Home » November 30th, 2022
Entries posted on “November, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Maanta waxaa is gaadhay ciidankii Muqdisho ka dhaqaaqay iyo midkii Baladweyne ka soo baxay ee dagaalada culus la galay Alshabaab, iyaga oo inta udhexeysa Shabeelada dhexe iyo hiiraan in badan oo kamid ah laga nadiifiyay alshabaab. Laguma dhiiradeen tallaabadan lix bil ka hor iyo sanado ka hor. Waxay ku timid halgan […]
November 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska mudane Andrew Mitchell ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee dowladda Ingiriisku ay siiso Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Wasiirka la wadaagay guulaha […]
November 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jigjiga ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Koobaad Waraysi Xasaasi ah oo Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar uu bixiyey. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ugu horayn waxaa wax laga waydiiyey sida uu dareemay markii uu xilka qabtay, iyadoo ay meesha ka baxday dawladdii uu hogaaminayey Cabdi Iley oo dhibaatooyin badan ka gaysatay […]
November 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dooda ka dhalatay xeerka Jinsiga ee uu horey u diideen Baarlamaankii hore. HALKAN KA DAAWO VIDEO Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal heynta ka dhalatay xeerkan oo maalmihii u dambeeyey […]
November 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa amray in baadhis lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Hotelka Villa-Rosa oo kudhaw hoygiisa Villa Soomaaliya, kaas oo ay maalin kahor weerar kuqaadeen kooxaha Argagixisada. Madaxweynaha ayaa u xilsaaray baaritaankan Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida, waxaana ay isla galabta Maxkamadu bilowday baaritaanka oo ay dhammaan goobta tageen. […]
November 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday abwaan Cumar Cabdiwaaxid Aadan (abwaan Geesi). Abwaan Geesi ayaa muddo toddobaad ah ku jiray isbitaal, isagoo u geeriyooday xanuun dhanka caloosha ah oo uu in muddo ah la xanuunsanaa, sida uu xaqiijiyay abwaan Cabdishukri Maxamed oo ay marxuumka qaraabo […]
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Siciid Deni oo war kasoo saaray Qaraxii iyo Weerarkii ka dhacay Muqdisho
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadda amniga ayaa gacanta kusoo dhigay askari saaka degmada Balcad ku dilay nin darawal ahaa, kaasoo lagu magacaabi jiray Saylax Gaadaay. Gacan ku dhiiglaha ayaa la soo qabtay isagoo isku dayay inuu ka baxsado gacanta laamaha amaanka, waxaana la sheegay inuu dagaalamay, walow aan la soo warin khasaare ka dhashay. Xogaha […]
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal laga soo duubay burburka Hoteel Villa Rosa oo ku dhow Madaxtooyadda Somalia (Daawo)
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Shacabka dalka Qatar oo si cajiib ah uga aarkoostay dalka Jarmalka (Daawo)
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »