Muuqaal: Masar oo Ciidamo Milatari ah u dirtay Xadka Turkiga iyo Warbixino Xiiso leh

Muqdisho ( Kalshaale ) Masar oo Ciidamo Milatari ah u dirtay Xadka Turkiga iyo Warbixino Xiiso leh
Muqdisho ( Kalshaale ) Masar oo Ciidamo Milatari ah u dirtay Xadka Turkiga iyo Warbixino Xiiso leh
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho weli ka socda xusul-duubka iyo orodka loogu jiro ciddii beddeli lahayd Raysalwasaare Xassan Cali Kheyre. Qabashada xilkan ayaa waxaa ku hoos jiro shuruudo la doonaayo in ay fulaan, waxaana ilaa hadda si weyn loo baadi goobayaa sidii leebka iyo qaansada la isula heli lahaa. Shir-guddoonka Golaha Shacabka oo […]
Hargeisa ( Kalshaale ) Sheikh Aadan Siiro oo Eedaymo Culus u jeediyey Xukuumadda Muuse Biixi
Hargeisa ( Kalshaale ) Turkiga oo Cashar Lama ilaawaan Ah udhigaya Imaaraadka Carabta iyo Warbixin Xiiso leh
Gaalkacyo ( Kalshaale) Madaxweynaha d Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha Galkacayo kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweynuhu wuxuu shacabka Puntland iyo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa oo guud ahaan Caalamka Islaamka maanta laga ciidayo Madaxweyne wuxuu bulshada Galkacayo ugu baaqay […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa sheegaya in Agaasimhihii warbaahinta iyo xidhiidh bulshada xafiiska Ra’iisulwasaaraha ayaa maanta is casilay. Calinuur Salaad oo ahaa agaasimaha warfaafinta iyo xidhiidhka bulshada xafiiska Ra’iisulwasaaraha, lana aaminsan yahay inuu kamid ahaa mas’uuliyiinta ugu dhowaa Xasan Cali Kheyre ayaa xilkan hayay […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Soomaaliya waxay ku jirtaa Xaalad kala guur Siyaasadeed ah, Waxaana dhowaan magaalada Dhuusamareeb ka Qabsoomay Shir ay yeesheen madaxda DFS iyo maamulada oo looga hadlay Doorashada iyo Xaalada dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sidoo kale Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xilka ka qaaday Raysal wasaarihii dalka Xasan Cali Khayre, Arintaasi ma dhabarjab ayayse […]
Muqdisho ( Kalshaale) Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer maamul Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la xiriiri hannaanka iyo habsami u socodka doorashootinka dalka. Waxaa sidoo kale la soo bandhigay lixda xubnood ee dowladda Federaalka u matalaya Guddiga Farsamada ee ka soo baaraan dagaya hannaanka doorashooyinka ee […]
Hargeisa ( Kalshaale ) Warbixino Xiiso leh iyo Ruushka oo Xabsi ka buuxiyey Askartii Maraykanka ee la qabtay
Ankara ( Kalshaale) Nasra Fardaalle Gabadh ka timid Maraykanka oo Turkiga Ka Bilowday Ganacsi