Home » January 31st, 2021
Entries posted on “January, 2021”

Muqdisho ( Kalshaale ) Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir kana mid ah musharaxiinta Madaxweynaha dalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay weerarkii lagu qaaday Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan wuxuu sidoo kale ku eedeeyay dowlada federalka inay dayacday dadka ku nool Muqdisho,waxana uu ku baaqay in shacabka Muqdisho ay tashadaan. “Waxaan canbaaraynayaa weerarkii […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Khasaaraha weerarka lagu qaaday Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa kordhay, waxaana weli socda dagaal toos ah oo u dhaxeysa ciidanka dawladda iyo Maleeshiyada weerarka soo qaaday, Waxaa sidoo kale jira dad kasoo badbaaday weerarka iyo kuwo kale oo ku go’doonsan Gudaha Hotelka. Ganacsadaha lagu magacaabo Xuseen Goleey ahna Milkiilaha Hotelka […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goor-dhowayd oo galabta ah ka dhacay waddada aadda garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Waxaana Jugta Qaraxa aga maqlay qeyb badan oo Muqdisho kamid ah. Waxaa lagu soo waramayaa inuu Qaraxa ka dhacay meel u dhow hotelka Afrik, oo ay ku taallo bar laga […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Nabaddoon Maxamed Xasan oo kamid ah Odyaasha dhaqanka ayaa khudbad ka jeediyey Shir ay Beesha Hawiye ku yeelatay magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xaad Wuxuu sheegay in shirkan ay ka leeyihiin ujeedo Fog, Wuxuuna tilmaamay in dawladda soomaaliya ay ku guul daraystay in Doorasho ay dalka ka Qabato, Islamarkaana ay […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga ee soomaaliya ayaa maanta kala Saxiidxay goob joog ka ahaa heshiis Quseeya hormarinta xabsiyada dalka iyo waxbarida maxaabiista waxaa labada dhinac u kala saxiixay Agaasimaha guud Axmed yuusuf Xasan iyo Wakiilka Hay’ada bisha cas u jooga soomaaliya Alakis jagwin. HALKAN KA DAAWO VIDEO Agaasimaha guud ee Wasaarada […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Maamulka Jubbaland ayaa aqbalay inuu ka qeybgalo shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay 1da illaa 3da bisha Febraayo ee sanadkan. Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed ayaa sheegay in ay ka qeybgalayaan shirka,maadaama hore ay maamulada Jubbaland iyo Puntland ugu baaqeen in la qabto shir […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Baladxaawo ( Kalshaale ) Gen. Biixi oo tagay Halkii ay kasoo gudbeen Ciidankii kasoo duulay Kenya + Eedayn Jabuuti
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Baladwayne ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya saddex dhalinyaro ah oo xalay ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya iyo kuwa Nabad-sugida Baledweyne aay ku xidheen magaalada Baledweyne. Saddexda dhalinyarada ee xalay lagu xiray xabsi ku yaala xerada Militariga Lamagalaay oo aay ku leedahay Hay’adda Nabad-sugida ayaa lagu kala magacaaba Xasan Habi, C/raxmaan Xuubeey […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in weeraro Qaraxyo ah ay ka dhaceen qeybo ka mid ah gobolkaasi, kuwaas oo lala beegsaday ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl-galka AMISOM ee Soomaaliya. Qaraxyada oo gaadhayey illaa 5 ayaa waxaa ciidamada Itoobiya lagula eegtay wadada dheer ee xidhiidhisa degmooyinka Xudur iyo […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya soo dhaweeyay Shirka wadatashiga ee Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku baaqay in uu maalinta berri ka bilowdo magaalada Dhuusamareeb. Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa dadaxda dowladda iyo kuwa maamul Goboleedyada ku boorisay inay shirkaas ay ku gaaraan heshiis isku tanaasul ah, isla markaana si […]
January 31st, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »