Home » March 31st, 2021
Entries posted on “March, 2021”

Muqdisho ( Kalshaale ) Mahad Salaad oo ka mid ah 15-kii xildhibaan ee lagu ganaaxay in aysan ka soo qeyb gelin shanta fadhi ee soo socota ee golaha shacabka ayaa ka hadlay wixii ay maanta kala kulmeen ciidamadii ammaanka ee loogu tala galay inay ka celiyaan afaafka hore ee madaxtooyada, si aysan u xaadirin kulankii […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Milatariga Maraykanka oo loo dhigayo Casharo ku saabsan Diyaaradda Bayraqdaar ee Turkiga
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Qaar kamid ah Xildhibaanada Baaralmaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Siday u arkaan 15 Xildhibaan oo maanta loo diiday inay kasoo Qayb galaan Shirka Golaha Shacabka, Iyadoona la Ganaaxay inaysan kasoo Qayb geli Karin ilaa 5-Fadhi oo Baarlamaanku yeelan doono, Waxaana maanta lagu celiyey Wadooyinka soo gala Madaxtooyadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay iney walaac ka muujinayaan in madaxda sare ee dalka ee xiligoodu dhamaaaday ay xagal daacinayaan qabsoomida shirka loo fadhiyo inuu ka dhaco Muqdisho . “Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland iyo Jubaland waxay walaac ka muujinayaan in Madaxda sare ee muddo […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaa looga hadlay Kulankii Baarlamaanka Somalia ee sida wayn loo sugayey ?
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Qaar kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ee dhawaan Gudoomiye Maxamed Mursal ka mamnuucay kulamada Baarlamaanka ayaa laga celiyay qaar kamid ah isgoosyada laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya. Ciidamada amaanka ee la dhigay baraha laga soo galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa loo qeybiyay sawirada iyo magacyada 15-Xildhibaan oo gudoonka golaha shacabka ka mamnuucay […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta Xidhan Qaarkamid ah Wadooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo Inay Baarlamaanka Soomaaliya yeeshaan Kulan Xasaasi ah. Dhinaca Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Siyaasiyiinta Mucaaridka ah oowar ka soo saaray wadooyinka xidhan maanta ee magaalada Muqdisho. Wuxuuna C/raxmaan Cabdishakuur uu Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inuu waddooyinka ka […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ku yeelan doono xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo arrimo ay ka mid tahay saameynta Covid-19. Kulankan oo ah mid isha aad lagu hayo ayaa daba socda, fadhigii uu buuqa hareeyey ee ay xildhibaanadu ku kula […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinka dambe ee maanta kulan gaar ah la qaadan doono hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland. Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa ka dhacay xeyndaabka xerada Xalane, waxaana garwadeen ka ah beesha caalamka, sida ay shaaciyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa saakay xidhay waddooyinka xidhiidhiya Wadnaha iyo Maka Al-Mukarara, waxaana ay ku jiraan Gawaadhida Dagaalka oo ku buufsan sumadda Booliiska Soomaaliya. Gaadiidka waxaa laga joojiyay in ay isaga kala gudbaan waddooyinka xiran, dadka ayaa lugeynaya (Cagahooda Maalaya) iyaga oo is weydiinaya sababta loo xiray waddooyinkaan oo muhiim […]
March 31st, 2021 | Posted in FLASH,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »