Home » May 31st, 2021
Entries posted on “May, 2021”

Nairobi ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiday Casumaad uga timi Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata, ka dib markii ay wada hadal arrintan ka yeesheen Madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasaaradda arrimaha dibada ee Soomaaliya ayaa la mariyey nuqul rasmi ah oo loo diray dawladda Kenya, kaas oo […]
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada Kumaandoosta Gorgor ee Muqdisho lagu soo dhoweeyay
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta . Musharixiinta ayaa kala ah Madaxweyneyaashii hore Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Xasan Sheikh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed. Raysal wasaare Rooble ayaa ka guddoomay Mucaaridka liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada […]
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku joogay maalmahii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Madaxweynaha ayaa muqdisho kaga qeybgalay shirkii madasha wadatashiga qaran ee doorashooyinka dalka taas oo heshiis lagaga gaaray hanaanka doorashada soo socota. […]
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee talada haya Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani Cabdiraxmaan Ciro ayaa codkooda ku hubsaday Sanduuqa Cod-bixinta. HALKAN DHEGAYSO Labaduba, waxay taageerayaashooda ugu baaqeen in ay daganaanta ka shaqeeyan, dulqaad muujiyaan, safafka soo galaan, codkoodana ku doortaan cida ay doonayaan. Si weyn […]
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

London ( Kalshaale ) Xukunkii Netanyahu ee Israel oo gebageboobay, Mucaaradka oo xilka kala wareegaya
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka askari ka tirsan ciidamada ammaanka HirShabelle uu dad shacab ahaa dil iyo dhaawac ugu geystay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi. Waxaa la sheegay in askariga ka dambeeyey falkaasi oo ka mid ah Booliska uu dilay qof ka […]
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kampala ( Kalshaale ) Madaxweynaha Congo-Brazzaville Denis Sassou-Nguesso ayaa wiilkiisa Denis-Christel u magacaabay inuu kamid noqdo Gole wasiiro, tallaabadaas oo soo nooleysay hadal heyntii warbaahinta ee ahayd inuu talada dalka uu ku ka dhaxlo wiilkiisa. Hase yeeshe, haddii Denis-Christel uu aakhirka uu gashado kabaha aabihiis, tani waxay xaqiijin doontaa la jaanqaadida Congo-Brazzaville oo leh qaab […]
May 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garowowe ( Kaslhaale ) Ciidamada maamulka Puntland ayaa sheegay inay Gacanta ku dhigeen Sanaadiiq ay ku jireen Kaadhadhka Cod bixinta ee Somaliland, Kuwaasi oo laga soo Qabtay Duleedka magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegeen inaan la Aqbali doonin inay deegaanada ku Been Abuurato somaliland, Waxayna tilmaameen Saraakiisha Ciidanku in gobolka […]
May 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaare ku Xigeenka DF Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay Doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanka ka dhacaya deegaanada Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mahdi Guuleed ayaa arintan ku tilmaamay Horumar iyo Ilbaxnimo, in dad ka badan 1 Milyan ay Codkooda dhiiban doonaan, Sidoo kalana ay tartamayaan Xubno ka […]
May 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »