Home » August 31st, 2021
Entries posted on “August, 2021”

Muqdiaho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Mudane Dr. John S. Simbachawene iyo Angoola Mudane Sianga Kivuila Samuel Abilio. Danjiraha Jamhuuriyadda Tansaaniya Mudane John S. Simbachawene ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu […]
August 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Horjoogihii Alshabaab u qaabilsanaa dhanka Caafimaadka Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Cali Ibraahim oo mudo dheer Alshabaab u qaabilsanaa Caafimaadka Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Gorgor ee Galmudug ka howlgala kadib markii sida uu sheegay uu ku qanci […]
August 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

istanbul ( Kalshaale ) Dabaal-degyo ka dhacay Kabul iyo Maraykanka oo si rasmi ah uga baxay
August 31st, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Midowga Musharraxiinta Madaxwaynaha Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Dardar gelinta howlaha doorashooyinka Iyo in doorashadu noqoto mid hufan, daahfuran oo waqtigeeda ku dhacda. Midowga Murasharaxiinta ayaa Ra’iisul […]
August 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Arintan ayaa ka dambaysay kaddib markii qaar kamid ah Hal abuurka iyo fannaaniinta Qaranka ay ka keeneen cabasho dhulka ka tirsan dhismaha […]
August 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale) Abwaano iyo Fanaaniinta Qaranka oo Kacdoon ka dhigay Muqdisho
August 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo Dhulka Buuraleyda ah ee ku yaal Gobollada Bari iyo Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ay hawlgallo qorshaysan ka fuliyeen halkaas. Ciidamada PMPF ee Puntland ayaa weerarada qorsheysan ka fuliyey deegaanada Durduri, Ceelaayo, Dhadhaab, Warbid, Majayahan iyo Togga Dhagcaan […]
August 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Kaftanka Siyaasadda Iyo Cali Xaraare “Arimaha Puntland, Somaliland iyo Muqdisho
August 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Xudur ( Kalshaale ) Gobolka Bakool oo ka kooban shan degmo ayaa laga soo werinayaa in seddax ka mid ah ay ka jirto xaalad bini’aadanimo oo aad u daran, taasi oo ay ugu horeyso degmada Xudur. Maamulka gobolka ayaa sheegay in xaaladdu ay mareyso meel adag oo u baahan gurmad deg-deg ah, xili ay degmooyinkaas […]
August 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jigjiga ( Kalshaale ) Xoogagga fallaagada ah ee ka soo jeeda gobolka Tigray ee uu dagaalku ka socdo ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay Midowga Afrika (AU) eex, maalmo kadib markii ururku uu u magacaabay madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo inuu dhexdhexaadiye ka noqdo colaadaha ka taagan dalka Itoobiya. Afhayeenka Jabhadda Xoreynta Dadka Tigrayga (TPLF) […]
August 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »